• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Saturday, May 24, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

Mugaabe oo Midowga Afrika ugu deeqay boqolaal neef oo lo’ ah.

Dalsan Editor by Dalsan Editor
February 28, 2016
in Warar
Reading Time: 3 mins read
A A
1
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Madaxweynaha dalka Zimbabwe, Robert Mugabe waxa uu guddoonsiiyey Ku-xigeenka Guddoomiyaha Ururka Midowga Afrika, Erastus Mwencha 300 oo neef oo lo’ ah munaasabad Khamiistii la soo dhaafay lagu qabtay Xafiiska Madaxweyne Mugabe.

Deeqdaasi ayaa loogu talagalay inay taageero ka geystaan sidii Ururka Midowga Afrika hoos uga dhigi lahayd ku-tiirsanaanshaha Deeqaha Dibedda.

Lo’da loogu deeqay Midowga Afrika ayaa waxaa lagu hayaa meel ku dhow Degmo yar oo ku taalla W/bari ee caasimadda dalka Zimbabwe ee Harare.

Xildhibaan Kindness Paradisa oo Madaxa ka ah Guddiga Barlamaanka Zimbabwe ugu qaabilsan Arrimaha Dibedda ayaa u sheegay Wakaalladda Wararka ee AFP inuu Madaxweyne Mugabe ugu yaboohay AU-da 300 oo neef oo lo’ ah oo uu ballan qaaday  inuu bixin doono sannadkii hore, xilligaasi oo uu ahaa Guddoomiyaha Xilliga ee Ururka AU-da.
Xildhibaanka waxa uu tilmaamay in Lo’daasi lagu hayo Beer ku taalla Deegaanka Karoi, isla markaana ay AU-da awood u leeyihiin inay go’aansan karaan waxay ku samayn doonaan Xoolahaasi.

Waxa kale oo uu tilmaamay inuu Madaxweyne Mugabi ugu tala galay Yaboohaasi Qaaraanka Hay’adda  “The AU Foundation”, taasi oo horseedi karta madax-bannaani Maaliyadeed.

Madaxweyne Mugaabe oo xilka Madaxtinimadda Wareegta ee AU-da hayey ilaabishii hore waxa uu sheegay inuu doonayo inay Lo’da qeyb ka qaadato si loo sameeyo in Hay’adda horey u sii socoto, wuxuuna hoosta ka xariiqay inuusan marnaba jirin qof ku fekeray in Haddiyad ahaan Lo’  loo siiyo Ururka AU-da.

“Dad lo’ley ah baan nahay, maxaan u samayn weynay inaan Lo’da haddiyad u siino Ururka AU-da” ayuu yiri Madaxweynaha 92-jirka oo la hadlay Wargeyska Dowladda Zimbabwe ee Herald.

Dhinaca kale, AU-da waxay Mugabe uga mahadceliyeen Twitterka, iyagoo ku tilmaamay Hoggaamiye tusaale ah inay Afrika awood u leedahay inay maalgeliyaan Horumarinta Afrika.

Kaalmadda Lo’da ee uu Mugabe guddoonsiiyey AU-da ayaa ku soo beegantay, iyadoo ugu yaraan 3 million oo qof oo ku nool dalka Zimbabwe u baahan yihiin Gargarka cunto, kadib, markii abaaro xun ku habsatay dalkaasi.

DEEQ LO' AH mugabi11

Xigasho: AFP

Waxaa Turjumay: Ahmed Hagi Ugaaska

©Radio Dalsan

Previous Post

Nin 14 qof oo ay ku jiraan Waalidkiisa ku gawracay Hindiya.

Next Post

Faahfaahin: Qoyskii Soomaalida ee ku geeriyooday magaalladda Jeddah ee dalka Sacuudiga.

Dalsan Editor

Dalsan Editor

Related Posts

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo Guddoomiyay Kulanka Billaha ah ee Guddiga Farsamada Xiriirka Arrimaha Xasilinta
Warar

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo Guddoomiyay Kulanka Billaha ah ee Guddiga Farsamada Xiriirka Arrimaha Xasilinta

May 24, 2025
Xildhibaannada Golaha Shacabka oo Taageero Muhiim ah u Muujiyay Ciidamada Qaranka iyo Deegaanka
Warar

Xildhibaannada Golaha Shacabka oo Taageero Muhiim ah u Muujiyay Ciidamada Qaranka iyo Deegaanka

May 24, 2025
Ra’iisul Wasaareyaashii Hore oo ka shiraya xaaladda dalka, kulan ka dhacay Muqdisho
Warar

Ra’iisul Wasaareyaashii Hore oo ka shiraya xaaladda dalka, kulan ka dhacay Muqdisho

May 24, 2025
Ra’iisul Wasaare Xamsa iyo Safiirka Sacuudiga oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka Iskaashiga Labada Dal
Warar

Ra’iisul Wasaare Xamsa iyo Safiirka Sacuudiga oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka Iskaashiga Labada Dal

May 22, 2025
Maxay ka wadahadleen Guddiga joogtada ee Golaha Shacabka?
Warar

Maxay ka wadahadleen Guddiga joogtada ee Golaha Shacabka?

May 22, 2025
Mucaaradkii Ugu Badnaa oo Kusoo Wajahan Muqdisho iyo Kulamo Ka Dhan ah MW Xasan Sheekh oo Bilaabanaya
Warar

Mucaaradkii Ugu Badnaa oo Kusoo Wajahan Muqdisho iyo Kulamo Ka Dhan ah MW Xasan Sheekh oo Bilaabanaya

May 22, 2025
Next Post

Faahfaahin: Qoyskii Soomaalida ee ku geeriyooday magaalladda Jeddah ee dalka Sacuudiga.

Somali Defence Minister Chairs High-Level Stabilization Coordination Committee Meeting

Somali Defence Minister Chairs High-Level Stabilization Coordination Committee Meeting

by Liban
May 24, 2025
0

Mogadishu – The Federal Government of Somalia’s Minister of Defence, Ambassador Ahmed Moallim Fiqi, on Friday chaired the monthly meeting...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo Guddoomiyay Kulanka Billaha ah ee Guddiga Farsamada Xiriirka Arrimaha Xasilinta

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo Guddoomiyay Kulanka Billaha ah ee Guddiga Farsamada Xiriirka Arrimaha Xasilinta

by Ilhaan
May 24, 2025
0

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Danjire Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta guddoomiyay kulanka billaha ah ee Guddiga Farsamo ee...

Xildhibaannada Golaha Shacabka oo Taageero Muhiim ah u Muujiyay Ciidamada Qaranka iyo Deegaanka

Xildhibaannada Golaha Shacabka oo Taageero Muhiim ah u Muujiyay Ciidamada Qaranka iyo Deegaanka

by Ilhaan
May 24, 2025
0

Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si mideysan ugu heshiiyay in qeyb ka mid ah mushaarkooda ay ugu...

Ra’iisul Wasaareyaashii Hore oo ka shiraya xaaladda dalka, kulan ka dhacay Muqdisho

Ra’iisul Wasaareyaashii Hore oo ka shiraya xaaladda dalka, kulan ka dhacay Muqdisho

by Ilhaan
May 24, 2025
0

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa xalay kulammo gaar-gaar ah kula yeeshay...

Somali Defence Minister Chairs High-Level Stabilization Coordination Committee Meeting
English News

Somali Defence Minister Chairs High-Level Stabilization Coordination Committee Meeting

May 24, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo Guddoomiyay Kulanka Billaha ah ee Guddiga Farsamada Xiriirka Arrimaha Xasilinta
Warar

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo Guddoomiyay Kulanka Billaha ah ee Guddiga Farsamada Xiriirka Arrimaha Xasilinta

May 24, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Xildhibaannada Golaha Shacabka oo Taageero Muhiim ah u Muujiyay Ciidamada Qaranka iyo Deegaanka
Warar

Xildhibaannada Golaha Shacabka oo Taageero Muhiim ah u Muujiyay Ciidamada Qaranka iyo Deegaanka

May 24, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Ra’iisul Wasaareyaashii Hore oo ka shiraya xaaladda dalka, kulan ka dhacay Muqdisho
Warar

Ra’iisul Wasaareyaashii Hore oo ka shiraya xaaladda dalka, kulan ka dhacay Muqdisho

May 24, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somalia’s Finance Minister Visits New Embassy in Algeria Amid Strengthening Bilateral Ties
English News

Somalia’s Finance Minister Visits New Embassy in Algeria Amid Strengthening Bilateral Ties

May 24, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Knife Attack in Hamburg Injures 12, Suspect in Custody
English News

Knife Attack in Hamburg Injures 12, Suspect in Custody

May 24, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Somali Defence Minister Chairs High-Level Stabilization Coordination Committee Meeting
  • Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo Guddoomiyay Kulanka Billaha ah ee Guddiga Farsamada Xiriirka Arrimaha Xasilinta
  • Xildhibaannada Golaha Shacabka oo Taageero Muhiim ah u Muujiyay Ciidamada Qaranka iyo Deegaanka
  • Ra’iisul Wasaareyaashii Hore oo ka shiraya xaaladda dalka, kulan ka dhacay Muqdisho

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00