Xisbiga Wadajir ayaa caddeeyay mowqifkiisa ku aadan heshiiska Doorashooyinka ee lagu soo gaba-gabeeyay magaalada muqdisho, waxaana xisbigu shaaciyay in Heshiiska aan lagu cayimna xilliga ay doorashadu billaabaneyso, sidaa darteed ayuu Xisbigu dalbanayaa in la caddeeyo taariikhda ay doorashadu billaabaneyso.
Hoos ka akhriso Warqadda uu saaray Xisbiga Wadajir