• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Tuesday, July 15, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

Maydka Arday Somali-Kenyan la la’aa oo laga dhex helay Webi ku yaalla Degmadda Nakuru.

Dalsan Editor by Dalsan Editor
April 19, 2016
in Warar
Reading Time: 3 mins read
A A
2
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Shukri Maxamed oo Arday ka ahaa Jaamacadda Moi University ayaa la helay maydkiisa oo si xun loo dilay.

Wiilkaasi oo 24 jir ahaa ayaa la la’aa tan iyo bishan April 8-dii, xilligaasi oo ku sugnaa guriga hooyadiisa oo ku yaalla Tuulladda Kapetembwo ee Degmadda Nakuru.

Marxuumka oo 24-jir ahaa ayaa la sheegay in maydkiisa oo si xun loo dilay laga helay Webi ku yaalla Degmadda Thika, isagoo  garab-duub u xiran, labada Indhood laga bixiyey, lagana jaray carrabka.

Saraakiisha Boliska ayaa la sheegay inay maydka ka soo saareen Webiga Ol Dunyo Sabuk, sida ay Qoyskiisa u sheegeen Saxaafadda.

Hooyadda dhashay Marxumka oo lagu magacaabo Xaliimo Taajo ayaa sheegtay inay nasiib xumo tahay in la dilo Wiilkeeda oo ay sheegtay inuu ahaa Arday Jamaacadda ka qalinjebin lahaa, isagoo baranayey Maadada Maareynta Ganacsiga.

Waxay sheegtay in wiilkeeda ugu war dambeysay  bishan April 6-dii, isagoo xilligaasi soomanaa, wuxuuna u sheegay inuu aadayo wiil saaxiibkiisa oo ay ballan lahaayeen.

Hooyo Xaliimo Taajo waxay intaasi ku dartay inay  galabnimaddii waday Mobaylkiisa, balse laga qabanin, ka hor inta aan Mobaylka la damanin.

Waxay xiriir la samaysay saaxiibadiisa iyo qaraabadiisa, kuwaasi oo u sheegay inaysan arkin Wiilkeeda Shukri Maxamed. Kadibna waxay tageen Barta Boliska ku leeyihiin Tuulladda Kaptemnwo,kuwaasi oo u sii gudbiyey Waxada Dembi-baarista ee CID-da.

Hooyadda waxay tilmaamtay inay Saraakiisha CID-da tusiyeen Sawirka Wiil ay saaxiibo ahaayeen Wiilkeeda , balse, Boliska faahfaahin dheeraad ah kama bixinin arrintaasi.

“Waxaa iska cad inay Saraakiisha CID-da wax ka og yihiin wiilkayga maqan” ayey tiri Hooyo Xaliima Taajo, waxayna Qoyskeeda ka codsadeen Boliska in la furo Baaritaan lagu ogaanayo wiilkeeda la dilay.

Taliyaha Boliska Nakuru, Xuseen Baru waxa uu sheegay inay Boliska xoojinayaan baaritaanka Kiiskaasi.

Dhinaca kale, Wiil la dhashay Marxuumka ayaa sheegay inuu geerida Walaalkiisa ka maqlay dhallinyarro ay saaxiibo yihiin oo uu kula sheekeystay Baraha ay Bulshadda ku wada xiriiraan.

Marxuumka la dilay waxaa la filayey inuu Bisha August  ee soo socota ka qalin jebiyo Jamaacadda Moi University, isagoo bartay Cilmiga Maaraynta Ganacsiga.

©Radio Dalsan

 

Previous Post

Madaxweynaha Talyaaniga oo Masiibo ku tilmaamay boqolaalka Tahriibayaasha Soomaalida ku geeriyootay Badda.

Next Post

Saraakiisha Koonfurta Afrika oo ilaalo ku haya goobihii Ganacsatadda Soomaalida ku lahaayeen Deegaanka Dunoon.

Dalsan Editor

Dalsan Editor

Related Posts

Dagaal Ka Qarxay Magaalada Dhahar oo Dhexmaray Ciidamada Puntland iyo Kuwa Deegaanka Beesha Maakhir
Warar

Dagaal Ka Qarxay Magaalada Dhahar oo Dhexmaray Ciidamada Puntland iyo Kuwa Deegaanka Beesha Maakhir

July 15, 2025
Isdiiwaangelinta Codbixiyeyaasha Gobolka Banaadir oo Hal Bil Loo Kordhiyay
Warar

Isdiiwaangelinta Codbixiyeyaasha Gobolka Banaadir oo Hal Bil Loo Kordhiyay

July 15, 2025
“Booliska oo Qabtay Koox Dilal ka Fulisay Muqdisho”
Warar

Booliiska Soomaaliya oo Soo Bandhigay Hub ay Ka Fashiliyeen Weerar Ay Maleeshiyaad Ku Qaadeen Guri Xukun Maxkamadeed Leh

July 15, 2025
DEG-DEG: Baarlamaanka Puntland oo Xilka Ka Qaaday Xildhibaan Cabdirashid Yuusuf Jibriil
Warar

DEG-DEG: Baarlamaanka Puntland oo Xilka Ka Qaaday Xildhibaan Cabdirashid Yuusuf Jibriil

July 15, 2025
Qarax Khasaare Geystay oo Ka Dhacay Magaalada Garissa ee Kenya
Caalamka

Qarax Khasaare Geystay oo Ka Dhacay Magaalada Garissa ee Kenya

July 15, 2025
Dowladda Soomaaliya iyo AFRICOM oo duqeymo cirka ah ku beegsaday ISIS-Somalia
Warar

Mareykanka oo duqeyn ka fuliyay Buuraleyda Bari, laguna dilay maleeshiyaad ka tirsan Daacish

July 15, 2025
Next Post

Saraakiisha Koonfurta Afrika oo ilaalo ku haya goobihii Ganacsatadda Soomaalida ku lahaayeen Deegaanka Dunoon.

Dagaal Ka Qarxay Magaalada Dhahar oo Dhexmaray Ciidamada Puntland iyo Kuwa Deegaanka Beesha Maakhir

Dagaal Ka Qarxay Magaalada Dhahar oo Dhexmaray Ciidamada Puntland iyo Kuwa Deegaanka Beesha Maakhir

by Ilhaan
July 15, 2025
0

Wararka laga helayo magaalada Dhahar ee gobolka Sanaag ayaa sheegaya in halkaasi uu ka qarxay dagaal culus oo u dhexeeya...

Isdiiwaangelinta Codbixiyeyaasha Gobolka Banaadir oo Hal Bil Loo Kordhiyay

Isdiiwaangelinta Codbixiyeyaasha Gobolka Banaadir oo Hal Bil Loo Kordhiyay

by Ilhaan
July 15, 2025
0

Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa maanta shaaciyay in ololaha isdiiwaangelinta codbixiyeyaasha ee Gobolka Banaadir la kordhiyay...

“Booliska oo Qabtay Koox Dilal ka Fulisay Muqdisho”

Booliiska Soomaaliya oo Soo Bandhigay Hub ay Ka Fashiliyeen Weerar Ay Maleeshiyaad Ku Qaadeen Guri Xukun Maxkamadeed Leh

by Ilhaan
July 15, 2025
0

Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa maanta soo bandhigay hub iyo agab milatari oo ay sheegeen inay kala wareegeen maleeshiyaad hubeysan oo...

Puntland Parliament Ousts MP Abdirashid Yusuf Jibril Amid Lasanod Political Tensions

Puntland Parliament Ousts MP Abdirashid Yusuf Jibril Amid Lasanod Political Tensions

by Liban
July 15, 2025
0

Garowe | In a dramatic political shake-up, the Puntland House of Representatives has officially stripped MP Abdirashid Yusuf Jibril of his parliamentary...

Dagaal Ka Qarxay Magaalada Dhahar oo Dhexmaray Ciidamada Puntland iyo Kuwa Deegaanka Beesha Maakhir
Warar

Dagaal Ka Qarxay Magaalada Dhahar oo Dhexmaray Ciidamada Puntland iyo Kuwa Deegaanka Beesha Maakhir

July 15, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Isdiiwaangelinta Codbixiyeyaasha Gobolka Banaadir oo Hal Bil Loo Kordhiyay
Warar

Isdiiwaangelinta Codbixiyeyaasha Gobolka Banaadir oo Hal Bil Loo Kordhiyay

July 15, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
“Booliska oo Qabtay Koox Dilal ka Fulisay Muqdisho”
Warar

Booliiska Soomaaliya oo Soo Bandhigay Hub ay Ka Fashiliyeen Weerar Ay Maleeshiyaad Ku Qaadeen Guri Xukun Maxkamadeed Leh

July 15, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Puntland Parliament Ousts MP Abdirashid Yusuf Jibril Amid Lasanod Political Tensions
English News

Puntland Parliament Ousts MP Abdirashid Yusuf Jibril Amid Lasanod Political Tensions

July 15, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
“Mogadishu Is Rising”: Mayor Muungaab Welcomes Arab League Envoy in Symbolic Visit
English News

“Mogadishu Is Rising”: Mayor Muungaab Welcomes Arab League Envoy in Symbolic Visit

July 15, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
DEG-DEG: Baarlamaanka Puntland oo Xilka Ka Qaaday Xildhibaan Cabdirashid Yuusuf Jibriil
Warar

DEG-DEG: Baarlamaanka Puntland oo Xilka Ka Qaaday Xildhibaan Cabdirashid Yuusuf Jibriil

July 15, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Dagaal Ka Qarxay Magaalada Dhahar oo Dhexmaray Ciidamada Puntland iyo Kuwa Deegaanka Beesha Maakhir
  • Isdiiwaangelinta Codbixiyeyaasha Gobolka Banaadir oo Hal Bil Loo Kordhiyay
  • Booliiska Soomaaliya oo Soo Bandhigay Hub ay Ka Fashiliyeen Weerar Ay Maleeshiyaad Ku Qaadeen Guri Xukun Maxkamadeed Leh
  • Puntland Parliament Ousts MP Abdirashid Yusuf Jibril Amid Lasanod Political Tensions

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00