Maxkamadda G/Banaadir oo la horgeeyay Dad loo haysto ka ganacsiga Cabitaano iyo cunnooyin dhacay

Xafiiska Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka ayaa Maxkamadda gobolka Banaadir horgeeyay 9 eedeysane  iyo shirkado loo haysto ka ganacsiga Cabitaano iyo cunooyin dhacay.

 

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor