• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Tuesday, May 13, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

Maxkamad ku taalla Talyaaniga oo xukun ku riday Mukhalas Somali ku lug lahaa geerida Boqolaal Tahriibayaal.

Dalsan Editor by Dalsan Editor
April 16, 2016
in Warar
Reading Time: 2 mins read
A A
1
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Maxkamadda Rafcaanka ee magaalladda Palermo ee dalka Talyaaniga waxay shalay xukun ku riday Nin Somali ah oo lagu magacaabo Maxamuud Cilmi Muxiyaddiin, kaasi oo lagu helay inuu ka dambeeyey geerida ugu yaraan 366 Tahriibayaal u badnaa Eriteria, kuwaasi oo ay doonidii la socdeen ku degtay meel ka baxsan Jesiiradda Lampedusa ee dalka Talyaaniga bishii October 3-dii ee sannadkii 2013-kii.

Warkan oo aan ka soo xiganay Wakaalladda Wararka Talyaaniga ee ANSA ayaa lagu sheegay in Maxamuud Cilmi Muxiyaddiin ka mid ahaa dadkii laga soo badbaadiyey Doonida, waxayna dadkii la socday sheegeen inuu ahaa mid ka mid ah Mukhalasiiinta Tahriibayaasha ka soo dhoofiya Xeebaha Yemen, si ay u soo gaaraan Xeebaha Talyaaniga.

Maxamuud Cilmi Muxiyaddiin waxaa sannadkii hore lagu helay Tahriibinta dadka, inuu kufsi iyo jirdil u geystay Tahriibayaal ka badbaaday doonida uu la socday.

Duqa magaalladda Lampedusa, Giusy Nicolini ayaa sheegay in qof kasta oo dhibaato geysta sida Maxamuud Cilmi Muxiyaddiin la hor keeni doono Caddaaladda, wuxuuna xusay inuu Eedeysanaha si caddowtooyo leh ragga u jir-dili jirey, halka haweenka dhallinyaradda ee Eritreanka uu kufsan jirey, waa sida uu hadalka u dhigay Duqa Lampadusa.

155 Tahriibayaal ka badbaaday doonidaasi oo ka kala yimid Eritrea iyo Saxaraha ayaa u sheegay Boliska inuu Eedeysanaha kufsaday gabdho u kala dhashay Somalia, Eritrea iyo Syria muddadii uu la socday doonida uu dadka ku soo tahriibiyey.

Dhinaca kale, Garsooraha Maxkamadda Rafcaanka ee Palermo ee dalka Talyaaniga waxa uu Eedeysanaha Maxamuud Cilmi Muxiyaddiin ku riday xukun 30 sanno oo Xabsi ah.

©Radio Dalsan

 

 

Previous Post

Tahriibayaal Somalia iyo kuwa ka soo jeeda Geeska Afrika oo laga soo masaafuriyey dalka Costa Rica

Next Post

Ciidamada Dowlada oo Howlgalo ka sameeyay Degmada Qoryooley

Dalsan Editor

Dalsan Editor

Related Posts

Maamulka Gobolka Banaadir oo Dadaal Adag Ku Bixiyay Soo Celinta Bilicda Muqdisho
Warar

Maamulka Gobolka Banaadir oo Dadaal Adag Ku Bixiyay Soo Celinta Bilicda Muqdisho

May 13, 2025
Xisbiga Cusub ee Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxda Maamul Goboleedyada oo Lagu Wado in Lagu Dhawaaqo Muqdisho
Warar

Xisbiga Cusub ee Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxda Maamul Goboleedyada oo Lagu Wado in Lagu Dhawaaqo Muqdisho

May 13, 2025
Puntland oo Beesha Caalamka Ka Dalbatay Ka Qaybgal Barnaamijyada Xasilinta Soomaaliya
Warar

Puntland oo Beesha Caalamka Ka Dalbatay Ka Qaybgal Barnaamijyada Xasilinta Soomaaliya

May 13, 2025
Bulshada Soomaaliddu ma ku baraarugsan tahay muhiimmada fiitamiinnada?
Warar

Bulshada Soomaaliddu ma ku baraarugsan tahay muhiimmada fiitamiinnada?

May 12, 2025
Wasiirka Amniga iyo Taliyaha Booliiska oo Soo Xiray Tababar Ciidamo Daraawiishta ah iyo Agab Ciidanka Lagu Wareejiyay
Warar

Wasiirka Amniga iyo Taliyaha Booliiska oo Soo Xiray Tababar Ciidamo Daraawiishta ah iyo Agab Ciidanka Lagu Wareejiyay

May 12, 2025
Xamaas oo shaacisay sababta ay u sii deynayso maxbuus Israa’iili-Ameerikaan ah
Caalamka

Xamaas oo shaacisay sababta ay u sii deynayso maxbuus Israa’iili-Ameerikaan ah

May 12, 2025
Next Post

Ciidamada Dowlada oo Howlgalo ka sameeyay Degmada Qoryooley

Capital on the Mend: Mogadishu’s Post-Flood Restoration Efforts Gain Momentum

Capital on the Mend: Mogadishu’s Post-Flood Restoration Efforts Gain Momentum

by Liban
May 13, 2025
0

MOGADISHU, SOMALIA — The Banadir Regional Administration and Mogadishu Municipality have launched a vigorous campaign aimed at restoring the beauty...

Maamulka Gobolka Banaadir oo Dadaal Adag Ku Bixiyay Soo Celinta Bilicda Muqdisho

Maamulka Gobolka Banaadir oo Dadaal Adag Ku Bixiyay Soo Celinta Bilicda Muqdisho

by Ilhaan
May 13, 2025
0

Maamulka Gobolka Banaadir iyo Dowladda Hoose ee Xamar ayaa si isdaba joog ah uga shaqeynaya soo celinta bilicda caasimadda iyo...

U.S. Confirms Airstrike on ISIS Fighters in Somalia’s Cal Miskaad Mountains

U.S. Confirms Airstrike on ISIS Fighters in Somalia’s Cal Miskaad Mountains

by Liban
May 13, 2025
0

MIRALE, SOMALIA — The United States Africa Command (AFRICOM) has confirmed that it carried out a targeted airstrike on May...

Xisbiga Cusub ee Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxda Maamul Goboleedyada oo Lagu Wado in Lagu Dhawaaqo Muqdisho

Xisbiga Cusub ee Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxda Maamul Goboleedyada oo Lagu Wado in Lagu Dhawaaqo Muqdisho

by Ilhaan
May 13, 2025
0

Waxaa la filayaa in toddobaadkan si rasmi ah magaalada Muqdisho loogu dhawaaqo urur siyaasadeed cusub oo lagu magacaabo Caddaaladda iyo...

Capital on the Mend: Mogadishu’s Post-Flood Restoration Efforts Gain Momentum
English News

Capital on the Mend: Mogadishu's Post-Flood Restoration Efforts Gain Momentum

May 13, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Maamulka Gobolka Banaadir oo Dadaal Adag Ku Bixiyay Soo Celinta Bilicda Muqdisho
Warar

Maamulka Gobolka Banaadir oo Dadaal Adag Ku Bixiyay Soo Celinta Bilicda Muqdisho

May 13, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
U.S. Confirms Airstrike on ISIS Fighters in Somalia’s Cal Miskaad Mountains
English News

U.S. Confirms Airstrike on ISIS Fighters in Somalia’s Cal Miskaad Mountains

May 13, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Xisbiga Cusub ee Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxda Maamul Goboleedyada oo Lagu Wado in Lagu Dhawaaqo Muqdisho
Warar

Xisbiga Cusub ee Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxda Maamul Goboleedyada oo Lagu Wado in Lagu Dhawaaqo Muqdisho

May 13, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Puntland oo Beesha Caalamka Ka Dalbatay Ka Qaybgal Barnaamijyada Xasilinta Soomaaliya
Warar

Puntland oo Beesha Caalamka Ka Dalbatay Ka Qaybgal Barnaamijyada Xasilinta Soomaaliya

May 13, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
“Blood and Water Cannot Flow Together”: Indian PM Modi Delivers Stern Warning to Pakistan Amid Fragile Ceasefire,
English News

“Blood and Water Cannot Flow Together”: Indian PM Modi Delivers Stern Warning to Pakistan Amid Fragile Ceasefire,

May 13, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Capital on the Mend: Mogadishu’s Post-Flood Restoration Efforts Gain Momentum
  • Maamulka Gobolka Banaadir oo Dadaal Adag Ku Bixiyay Soo Celinta Bilicda Muqdisho
  • U.S. Confirms Airstrike on ISIS Fighters in Somalia’s Cal Miskaad Mountains
  • Xisbiga Cusub ee Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxda Maamul Goboleedyada oo Lagu Wado in Lagu Dhawaaqo Muqdisho

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00