• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Wednesday, July 16, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

Maxay tahay waxbarashada lagu wareejiyay Gobolka Banaadir?

Bilan Media by Bilan Media
August 9, 2020
in Warar, Wararka Idaacadda, XULKA WARARKA
Reading Time: 3 mins read
A A
1
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Wasaaradda waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah waxaa ay maamulka Gobolka Banaaadir ugu wareejisay waxbarashada Gobolka.

Sii haya Wasiirka waxabarshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre  oo ka hadlay munaasabadda  Maamulka Gobalka uu kula wareegayay waxbarashada Gobalka ayaa waxaa uu sharraxaad ka bixiyay waxyaabaha ay wareejiyeen iyo sababaha ay u wareejiyeen, waxaana uu munaasabadda  ka jeediyay Goodax Barre khudbad dhinacyo badan taabanaysay oo uu kaga hadlayay isbaddalka dhacay.

Ka wasaarad ahaan iyo maamulka gobalka Banaadir ayuu sheegay in ay in muddo ah ka wada hadlayeen wareejinta waxbarashada Gobolka, ayna isku afgarteen.

Waxbarashada ay maamulka ku wareejiyeen ayuu sheegay in ay tahay midda maamulka Gobalka Banaadir, sida Ardayda, Macalimiinta iyo Dugsiyada waxbarshada ee ka diiwaan gashan Gobalkan Banaadir.

Waxaa uu sheegay in ardayda ugu badan ee wax ka barta dalka ay ku nool yihiin Gobalka Banaadir, waxaana uu sheegay in Ardayda dalka wax ka barata ee Wasaaradda u diiwaan gasahn ay yihiin wax ka badan Nus Malyuun  (500,000) ayna Laboboqol iyo afartan kun (240,000) oo ka mid ahi ay wax ka bartaa Gobolka Banaadir, sidaas darteedna ay u go’aan sadeen in ay Maamulka Gobolka ku wareejiyaan Mas’uuliyaddaas.

Macalimiinta  dugsiyada wax ka dhiga iyo Dugsiyada waxbarashada  ayuu sheegay in ay ugu badan yihiin Gobalkan Banaadir, waxaa kale uu sheegay Goodax Barre in  waddanka oo idil ay ka diiwaan gashan yihiin Laba kun (2000) oo iskuul kuwaas oo intooda badan ay ku yaallaan Muqdisho.

Sidoo kale waxaa uu sheegay in wasaaraddu ay sameyn doonto guddi kormeer ku sameeya guud ahaan goobaha waxbarshada dalka, kuwaas oo uu sheegay in ay la socon doonaan qaabka ay maamulka Gobalka iyo maamulada kale ay u dar-dar galiyaan nidaamka waxbarasho ee dalka.

Waxaa sidoo kale uu sheegay in Maamulka Gobalka Banaadir in uu u diyaarsan yahay mas’uuliyadda lagu wareejiyay, waxaana sida uu sheegay Goodax maamulka lagu wareejiyay nidaam waxbarsho iyo habkii loo dar-dar galin lahaa geeddi socodka waxbarsho ee dalka.

Ugu danbeyntii sii hayaha wasiirka waxbarshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  Cabdullaahi Goodax Barre  waxaa uu baaq u diray dad uu sheegay in ay haystaan goobo dowladdu ay leedahay oo loogu tala galay  Waxbarashada, waxana uu sheegay in laa baahan yahay in sida ugu dhaqsiyaha badan lagu banneeyo Goobaha loogu tala galay Waxbarshada, maaddaama ay jiraan Arday farabadan oo aan haysan waxbarasho kuwaas oo u baahan in loo dhiso Dugsiyo ay si bilaash ah wax ugu bartaan.

 

 

 

 

Previous Post

Akhriso:-Somaliland oo joojisay soo dejinta Qalab muhiim ah

Next Post

Dowladda oo ka hadashay Qaraxii shalay ka dhacay  Muqdisho

Bilan Media

Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Related Posts

Dagaal Ka Qarxay Magaalada Dhahar oo Dhexmaray Ciidamada Puntland iyo Kuwa Deegaanka Beesha Maakhir
Warar

Dagaal Ka Qarxay Magaalada Dhahar oo Dhexmaray Ciidamada Puntland iyo Kuwa Deegaanka Beesha Maakhir

July 15, 2025
Isdiiwaangelinta Codbixiyeyaasha Gobolka Banaadir oo Hal Bil Loo Kordhiyay
Warar

Isdiiwaangelinta Codbixiyeyaasha Gobolka Banaadir oo Hal Bil Loo Kordhiyay

July 15, 2025
“Booliska oo Qabtay Koox Dilal ka Fulisay Muqdisho”
Warar

Booliiska Soomaaliya oo Soo Bandhigay Hub ay Ka Fashiliyeen Weerar Ay Maleeshiyaad Ku Qaadeen Guri Xukun Maxkamadeed Leh

July 15, 2025
DEG-DEG: Baarlamaanka Puntland oo Xilka Ka Qaaday Xildhibaan Cabdirashid Yuusuf Jibriil
Warar

DEG-DEG: Baarlamaanka Puntland oo Xilka Ka Qaaday Xildhibaan Cabdirashid Yuusuf Jibriil

July 15, 2025
Qarax Khasaare Geystay oo Ka Dhacay Magaalada Garissa ee Kenya
Caalamka

Qarax Khasaare Geystay oo Ka Dhacay Magaalada Garissa ee Kenya

July 15, 2025
Dowladda Soomaaliya iyo AFRICOM oo duqeymo cirka ah ku beegsaday ISIS-Somalia
Warar

Mareykanka oo duqeyn ka fuliyay Buuraleyda Bari, laguna dilay maleeshiyaad ka tirsan Daacish

July 15, 2025
Next Post

Dowladda oo ka hadashay Qaraxii shalay ka dhacay  Muqdisho

MOGADISHU MAKES HISTORY: Somalia Hosts 34th Eastern Africa Standby Force (EASF) Policy Organs Meeting for the First Time

MOGADISHU MAKES HISTORY: Somalia Hosts 34th Eastern Africa Standby Force (EASF) Policy Organs Meeting for the First Time

by Liban
July 15, 2025
0

Mogadishu  – In a landmark moment for the Horn of Africa, Somalia officially opened the 34th Policy Organs Meeting of the...

Dagaal Ka Qarxay Magaalada Dhahar oo Dhexmaray Ciidamada Puntland iyo Kuwa Deegaanka Beesha Maakhir

Dagaal Ka Qarxay Magaalada Dhahar oo Dhexmaray Ciidamada Puntland iyo Kuwa Deegaanka Beesha Maakhir

by Ilhaan
July 15, 2025
0

Wararka laga helayo magaalada Dhahar ee gobolka Sanaag ayaa sheegaya in halkaasi uu ka qarxay dagaal culus oo u dhexeeya...

Isdiiwaangelinta Codbixiyeyaasha Gobolka Banaadir oo Hal Bil Loo Kordhiyay

Isdiiwaangelinta Codbixiyeyaasha Gobolka Banaadir oo Hal Bil Loo Kordhiyay

by Ilhaan
July 15, 2025
0

Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa maanta shaaciyay in ololaha isdiiwaangelinta codbixiyeyaasha ee Gobolka Banaadir la kordhiyay...

“Booliska oo Qabtay Koox Dilal ka Fulisay Muqdisho”

Booliiska Soomaaliya oo Soo Bandhigay Hub ay Ka Fashiliyeen Weerar Ay Maleeshiyaad Ku Qaadeen Guri Xukun Maxkamadeed Leh

by Ilhaan
July 15, 2025
0

Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa maanta soo bandhigay hub iyo agab milatari oo ay sheegeen inay kala wareegeen maleeshiyaad hubeysan oo...

MOGADISHU MAKES HISTORY: Somalia Hosts 34th Eastern Africa Standby Force (EASF) Policy Organs Meeting for the First Time
English News

MOGADISHU MAKES HISTORY: Somalia Hosts 34th Eastern Africa Standby Force (EASF) Policy Organs Meeting for the First Time

July 15, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Dagaal Ka Qarxay Magaalada Dhahar oo Dhexmaray Ciidamada Puntland iyo Kuwa Deegaanka Beesha Maakhir
Warar

Dagaal Ka Qarxay Magaalada Dhahar oo Dhexmaray Ciidamada Puntland iyo Kuwa Deegaanka Beesha Maakhir

July 15, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Isdiiwaangelinta Codbixiyeyaasha Gobolka Banaadir oo Hal Bil Loo Kordhiyay
Warar

Isdiiwaangelinta Codbixiyeyaasha Gobolka Banaadir oo Hal Bil Loo Kordhiyay

July 15, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
“Booliska oo Qabtay Koox Dilal ka Fulisay Muqdisho”
Warar

Booliiska Soomaaliya oo Soo Bandhigay Hub ay Ka Fashiliyeen Weerar Ay Maleeshiyaad Ku Qaadeen Guri Xukun Maxkamadeed Leh

July 15, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Puntland Parliament Ousts MP Abdirashid Yusuf Jibril Amid Lasanod Political Tensions
English News

Puntland Parliament Ousts MP Abdirashid Yusuf Jibril Amid Lasanod Political Tensions

July 15, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
“Mogadishu Is Rising”: Mayor Muungaab Welcomes Arab League Envoy in Symbolic Visit
English News

“Mogadishu Is Rising”: Mayor Muungaab Welcomes Arab League Envoy in Symbolic Visit

July 15, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • MOGADISHU MAKES HISTORY: Somalia Hosts 34th Eastern Africa Standby Force (EASF) Policy Organs Meeting for the First Time
  • Dagaal Ka Qarxay Magaalada Dhahar oo Dhexmaray Ciidamada Puntland iyo Kuwa Deegaanka Beesha Maakhir
  • Isdiiwaangelinta Codbixiyeyaasha Gobolka Banaadir oo Hal Bil Loo Kordhiyay
  • Booliiska Soomaaliya oo Soo Bandhigay Hub ay Ka Fashiliyeen Weerar Ay Maleeshiyaad Ku Qaadeen Guri Xukun Maxkamadeed Leh

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00