Maxamed Ciise oo kamid ah saraakiisha ciidamada ku sugan magalada Marka oo lahadlay idaacada Dalsan ayaa xaqiijiyay in lacago loogu talagalay dadka ku dhaqan aga-gaarka Marka ee dhunsadeen masuulyiin ka tirsan maamulka Koonfurgalbeed.
Maxamed Ciise oo hadalkiisa siiwata ayaa baaq u jeediyay madaxweynaha Soaomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo.
Halkan Hoose Ka Dhageyso Codka