• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Wednesday, May 14, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

Mashruuca ARAGTO-IFISOee ururada bulshada rayidka oo walaac xoog leh ka muujiyey dhaq-dhaqaaqyada musuq-maasuqa ee la xiriira ololaha doorashooyinka

Dalsan Editor by Dalsan Editor
November 4, 2016
in Warar
Reading Time: 3 mins read
A A
1
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Mashruuca ARAGTO-IFISO ee ururada bulshada rayidka ah wuxuu walaac xoog leh ka muujinayaa dhaq-dhaqaaqyada musuq-maasuqa ee la xiriira ololaha doorashooyinka madaxweynaha iyo xildhibaanada baarlamaanka iyo weliba si qaldan u maamulista hantida daweynaha.

Maamlmihii ugu dambeeyay ayaa waxaa ARAGTO-IFISO soo gaaray cabashooyin la xiriira doorashooyinka kuwaas oo laga cabsi qabo in loo adeegsado dariiqyo aan habbooneyn, sida gadashada kuraasta iyo codadka inta.

“Xilliyada doorashooyinka waxaa soo bannaaka yimaada musuq-maasuq iyo wax is daba marin xoog leh, waxaana codsaneynaa in doorashooyinku si nadiif ah oo dimoqraadiyad leh ay u dhacaan, musuq-maasuqa iyo tuuganimadu waa caqabad mar kasta hortaagan horumarka iyo wanaagga” ayuu yiri guddoomiyaha ARAGTO-IFISO Xasan Shire Sheikh.

Mudane Xasan Shire ayaa sheegay in musuq-maasuqu uu dhaawacoyo dowladnimada, dimoqraadiyada, xaquuqada aadanaha, ammaanka, iyo nolosha qof kasta oo Soomaaliyeed, wuxuuna sheegay in musuq-maasuqa ugu weynyahay waxyaabaha ragaadiyay horumarka dalka Soomaaliya, waxaana dadka Soomaaliye ay wal-wal ka qabaan inuu heerkiisu gaaro mid aan wax laga qaban Karin, iyagoo ka xanaaqsan dhaqanka nuucan ah.

Mudane Xasan Shire ayaa sheegay in marka la gaaro codeynta madaxweynaha in xildhibaanadda laga doonayo damiir waddaniyadeed iyo mas’uuliyad ay uga fikiraan mustaqbalka dalka Soomaaliya oo muddo 26-sanadood ah dhibaatooyin iyo colaado ku soo jiray.

“Markii uu xildhibaanku isla helo qalinka iyo warqadda codeynta ha ogaado inuu go’aan ka gaarayo mustaqbalka ummadda Soomaaliyeed oo u baahan madaxweyne noloshooda wax ka badali kara, kartina u leh unuu u furo dariiq ay ku helaan xuquuqdooda aas-aasiga ah sida; caafimaad, nabadgaliyo, waxbarasho, shaqo abuuris, iyo koboc dhaqaale isla markaana dhowri kara xorriyadooda, xuquuqdooda iyo hantidooda” ayuu yiri mudane Xasan Shire.

Wuxuu shirkiisa jaraa’id mudane Xasan shire ku sheegay inay muhiim tahay in xildhibaanaddu ay qiimeeyaan musharraxiinta u taagan xilka madaxtinimada dalka. “Shacabku waxay ku qanacsanyihiin in musharraxiinta lagu qiimeeyo shaqooyinkii ay soo qabteen, sumcadooda, kartidooda iyo diiwaankooda nololeed, si loo kala ogaado qofka wax qabadka leh iyo kan soo fashilmay”

“Waxaan ugu baaqeynaa in laga digtoonaado musuq-maasuq iyo si xun wax u raadinta” ayuu sii raaciyay Xasan Shire oo intaas ku daray “Waa inay ciqaab mutaan dadka ka qeyb gala ceebahaas oo kale, waana in dib loo howl galiyaa guddigii la dagaallanka musuq-maasuqa ee la sameeyay sanadkii 2011”

“Waa dhibaato in caalamku uu noo arko umad wada tuugo ah oo aan la aamini karin, waana  masuuliyad saaran qof kasta ka damqado, isla markaana uu la dagallamo musuq-maasuqa” ayuu sheegay Xasan Shire.

Ugu dambeyntii wuxuu guddoomiyaha ARAGTO-IFISO Xassan Shire uu ka codsaday madaxda maamul goboleedyada, hoggaamiyaasha dhaqanka, iyo madaxda madasha wadatashiga qaranka ee NLF inay hannaanka doorashooyinka Xildhibaanada ay noqdaan kuwa aan is qab-qabsi laheyn oo lagu dhammeeyo is afgarad, talo wadaag, iyo dimoqraadiyad.

Previous Post

(Dhageyso):-Warka Duhur Ee Radio Dalsan 01:00 (05-11-2016).

Next Post

Liiska Xubnaha U’Tartamaya Aqalka Sare Ee Hirshabelle Oo Lagu Dhawaaqay.

Dalsan Editor

Dalsan Editor

Related Posts

R/Wasaare Xamsa oo la kulmay Wakiilka Midowga Afrika
Warar

R/Wasaare Xamsa oo la kulmay Wakiilka Midowga Afrika

May 13, 2025
Puntland iyo Q.M oo ka wadahadlay Arrimaha Bini’aadinimada iyo Xasilinta.
Warar

Puntland iyo Q.M oo ka wadahadlay Arrimaha Bini’aadinimada iyo Xasilinta.

May 13, 2025
Soomaaliya iyo Azerbaijan oo kala saxiixday heshiis maalgashi beeraha ah
Warar

Soomaaliya iyo Azerbaijan oo kala saxiixday heshiis maalgashi beeraha ah

May 13, 2025
Maamulka Gobolka Banaadir oo Dadaal Adag Ku Bixiyay Soo Celinta Bilicda Muqdisho
Warar

Maamulka Gobolka Banaadir oo Dadaal Adag Ku Bixiyay Soo Celinta Bilicda Muqdisho

May 13, 2025
Xisbiga Cusub ee Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxda Maamul Goboleedyada oo Lagu Wado in Lagu Dhawaaqo Muqdisho
Warar

Xisbiga Cusub ee Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxda Maamul Goboleedyada oo Lagu Wado in Lagu Dhawaaqo Muqdisho

May 13, 2025
Puntland oo Beesha Caalamka Ka Dalbatay Ka Qaybgal Barnaamijyada Xasilinta Soomaaliya
Warar

Puntland oo Beesha Caalamka Ka Dalbatay Ka Qaybgal Barnaamijyada Xasilinta Soomaaliya

May 13, 2025
Next Post

Liiska Xubnaha U'Tartamaya Aqalka Sare Ee Hirshabelle Oo Lagu Dhawaaqay.

Saudi Arabia to Buy $142 Billion in U.S. Weapons as Trump Secures Major Middle East Arms Deals

Saudi Arabia to Buy $142 Billion in U.S. Weapons as Trump Secures Major Middle East Arms Deals

by Liban
May 13, 2025
0

WASHINGTON, D.C. — In a sweeping and controversial move that reshapes U.S. military influence in the Middle East, the White...

R/Wasaare Xamsa oo la kulmay Wakiilka Midowga Afrika

R/Wasaare Xamsa oo la kulmay Wakiilka Midowga Afrika

by Ilhaan
May 13, 2025
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Ku-simaha Wakiilka Gaarka ah ee Midowga...

Puntland iyo Q.M oo ka wadahadlay Arrimaha Bini’aadinimada iyo Xasilinta.

Puntland iyo Q.M oo ka wadahadlay Arrimaha Bini’aadinimada iyo Xasilinta.

by Ilhaan
May 13, 2025
0

Madaxweyne Ku-xigeenka Dowlad-goboleedka Puntland, Mudane Ilyaas Cusmaan Lugatoor, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Ku-xigeenka Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay...

Soomaaliya iyo Azerbaijan oo kala saxiixday heshiis maalgashi beeraha ah

Soomaaliya iyo Azerbaijan oo kala saxiixday heshiis maalgashi beeraha ah

by Ilhaan
May 13, 2025
0

 Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xildhibaan Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye), ayaa magaalada Baku ku saxiixay...

Saudi Arabia to Buy $142 Billion in U.S. Weapons as Trump Secures Major Middle East Arms Deals
English News

Saudi Arabia to Buy $142 Billion in U.S. Weapons as Trump Secures Major Middle East Arms Deals

May 13, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
R/Wasaare Xamsa oo la kulmay Wakiilka Midowga Afrika
Warar

R/Wasaare Xamsa oo la kulmay Wakiilka Midowga Afrika

May 13, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Puntland iyo Q.M oo ka wadahadlay Arrimaha Bini’aadinimada iyo Xasilinta.
Warar

Puntland iyo Q.M oo ka wadahadlay Arrimaha Bini’aadinimada iyo Xasilinta.

May 13, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Soomaaliya iyo Azerbaijan oo kala saxiixday heshiis maalgashi beeraha ah
Warar

Soomaaliya iyo Azerbaijan oo kala saxiixday heshiis maalgashi beeraha ah

May 13, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Capital on the Mend: Mogadishu’s Post-Flood Restoration Efforts Gain Momentum
English News

Capital on the Mend: Mogadishu's Post-Flood Restoration Efforts Gain Momentum

May 13, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Maamulka Gobolka Banaadir oo Dadaal Adag Ku Bixiyay Soo Celinta Bilicda Muqdisho
Warar

Maamulka Gobolka Banaadir oo Dadaal Adag Ku Bixiyay Soo Celinta Bilicda Muqdisho

May 13, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Saudi Arabia to Buy $142 Billion in U.S. Weapons as Trump Secures Major Middle East Arms Deals
  • R/Wasaare Xamsa oo la kulmay Wakiilka Midowga Afrika
  • Puntland iyo Q.M oo ka wadahadlay Arrimaha Bini’aadinimada iyo Xasilinta.
  • Soomaaliya iyo Azerbaijan oo kala saxiixday heshiis maalgashi beeraha ah

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00