Masaajidyada Magalada Muqdisho ayaa laga bilaabay tukashda salaada Khusuuf oo ah sallads xiliga dayax madoobaadka waxaana isu soo baxaay sidoo kale dadweyne badan oo wadooyinka takbiir ku marayey.
Masaajidyada waaweyn ee dhamaan degmooyinka G/Banaadir ayaa Dib loo furay wxaana culimada ay booriyeen dadka in la aqristo duacad