Saraakiisha maxkamadda Ciidamada qalabka sida iyo dembiyada culus ee Maamulka Puntland ayaa ugu baaq u dirtay Ciidamada ka tirsan kooxda Daacish ee kujira Buuraha Qandala.
Taliyaha Maxkamada Ciidamada Qalabka sida ayaa ugu baaqay inay isa soo dhiibaan islamarkaana marka ay soo baxayaan aysan iska soogelin ee ay xiriir soo sameeyaan haddii kalena loo qaban doono inay ahaayeen kuwo dagaal dagal doon ahaa.
Hadalkaan ayaa taliyaha waxa uu ka sheegay goob lagu soo bandhigayay sided ka tirsanaa Kooxda Daacish kuwaas oo dhawaan iskusoo dhiibay Ciidamada Puntland.
Hoos Ka Dhageyso Codka