Dhageyso:-Barnaamijka Dooda Jimcaha ee Radio Dalsan

Barnaamijka oo ah mid todobadle ayaa waxaa Maanta looga hadlayaa xilka qaadistii Ra’iisul Wasaare kheyre uu ku sameeyay saddex ka mid ah Golihiisa Wasiirada iyo Shaqooyinka horyaalla kuwa Cusub ee la Magacaabay.

Barnaamijka waxaa ka qeybgalaya Sanoter Xuseen Sheekh Maxamud, Diini Maxamed Diini oo ah Gudoomiyaha Ururka Bulshada Rayidka ee SOSCENSA iyo Maxamed Cali Xuseen oo ah Bare Jaamacadeed.

Hoos Ka Dhageyso Baranamijka oo uu soo jeedinayo Axmed Xuseen Cadoow.