Madaxweynihii hore ee Maraykanka oo markii ugu horeysay dembi lagu helay

Madaxweynihii hore ee Maraykanka, Donald Trump ayaa sheegay in uu racfaan ka qaadan doono xukunka ay kiiskiisa ka soo saareen xeerbeegtida New York iyadoo lagu helay inuu ku xad-gudbay haweeney qoraa ah oo lagu magacaabo Elizabeth Jean Carroll kadibna uu sumcad dil u geystay isagoo ku tilmaamay in ay been sheegtay.

Trump wuxuu ku sheegay go’aanka dacwadda madaniga ah mid ceeb ah oo isagu dhibane u yahay.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor