Madaxweyne Xasan Sheekh oo Sagootiyay Safiirka Turkiga

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Shiikh Maxamuud ayaa kulan sagootin ah la qaatay safarka dowladdaTurkiga.

Kulanka oo ka dhacay Madaxtooyada Qaranka ayaa Madxawyne Xasan Sheekg waxaa uu la yeeshay Safiirka Dowladda Turkiga İbrahim Mete YAĞLI, waxaana kulanku uu ahaa mid sagaatin ah.

Madaxweynaha ayaa Safiirka ku bogaadiyey daddaalladii diblomaasiyadeed ee uu ku bixiyey horumarinta iskaashiga labada dalka.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor