Madaxweyne Xasan Sheekh oo Maanta Dalka Ku soo Laabtay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa Maanta dib ugu soo laabtay Magaaladda Muqdisho.

Madaxweynaha ayaa uga soo qeybgalay Magaaladda Sharm El Sheikh Shirka Jaamacadda Carabta.

Xasan Sheik Waxa uu kulamo halkasi uu kula soo qaatay Xoghayaha Guud Ee Qaramadda Midoobay Bankin Moun Madaxda Jaamacadda Carabta,iyo Masuuliyiin kale.

 

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor