Qarax Xoogan oo Ka Dhacay Isgoyska Dabka Ee Muqdisho

Ugu yaraan Hal Askari ayaa ku dhaawacmay Qarax Xoogan oo ahaa Bam gacmeed oo ka dhacay Isgoyska Dabka Ee Magaaladda Muqdisho.

Qaraxa kadib Ciidamadda Dowladda ayaa Sameeyay Howlgalo ay ku qab qabteen ugu yaraan 10 Ruux oo Shacab ahaa.

Ma cadda Khasaaraha Rasmiga Ee ka dhashay Qaraxa mana jiro Koox ama cid sheegatay Masuuliyadda Qaraxa.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor