Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweynaha Turkiga oo wada furay Safaarada ugu weyn ee Turkiga ku leeyahay dunida

Madaxweynaha dowlada Federaalka Soomaaliya iyo dhigiisa wadanka Turkiga Rajab Dayib Erdogan ayaa si rasmi ah xariga uga jaray safaarada ugu weyn ee Turkiga ku leeyahay caalamka.

Erdogan ayaa sheegay in ay Turkiga sii wadi doonan taageerida ay la garab taagan yihiin dowlada iyo shacabka Soomaaliyeed.

Dhismaha Cusub ee safaarada Turkiga ee Soomaaliya ayaa noqonaya dhismaha ugu weyn ee guud ahaan safaarada Turkiga uu ku leeyahay caalamka oo dhan.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor