Madaxweyne Lafta-gareen oo kulan gaar ah la yeeshay Safiirka Imaaraadka

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Xarunta  Safaraadda Imaaraatka Carabta ee Magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Danjiraha Imaaraatka Carabta ufadhiya Soomaaliya Mudane Axmed Jumca Al-rumeysi.

Madaxweynaha iyo Danjiraha ayaa ka wada hadlay dhinacyada Xoojinta amniga, kobcinta Mashariicda, Taagerida Tababarida iyo Qalabaynta Ciidanka iyo Hormarinta Kaabiyaasha dhaqaalaha.

Kulanka Madaxweynaha waxaa ku wehlinayey Agaasimaha Guud Madaxtooyada Dowladda Koonfur Galbeed Cabdifatah Mahad Cabdiraxmaan.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor