Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo Ayaa Goordhaw u ambabaxay magaalada Asmara ee Dalka Eriteriya
Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo Ayaa Waxa uu Halkaasi wadahadal Kulan yeenlan Doona Dhigiisa Madaxweynaha Dalka Eriteriya Mudane Isaias Afwerki Waxaana Lagu wada In Ay Ka wahadlaan xoojinayo xiriirka labada dal iyo Hormarin Gobolka Geeska AFrica
Safarka Madaxweyha Ayaa Yimid Kadib Martiqaad Rasmi Ah Oo Ka helay Madaxweynaha Dalka Eritariya halkaas oo inta uu ku suganyahay uu waahadalo kula yeelan doono madax kala duwan.