Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo taariikhdu tahay 2 October 2018 magcaabay Taliaya Ciidanka ah ee Kaydka Puntland.
Xeer Madaxweyne Lr.135 October 2, 2018, kuna saabsan magacaabid Taliaya Ciidanka Kaydka ah ee dowlad Goboleedka Puntland.
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland.
Markuu Arkay: Dastuurka Puntland
Markuu arkay: Aqoontiisa iyo waayo aragnimadiisa shaqo
Wuxuu Xeeriyey:
1.Waxaa G/Sare Cumar Cabdullaahi Maxamed (Cumr Fara-weyne ) loo magacaabay Taliaya Ciidanka Kaydka ah ee Puntland.
2.Xeerkani waxa uu dhaqan gelayaa markuu madaxweynuhu Saxiixo wuuna saxiixay madaxweynuhu.