Madaxweynaha oo sheegay in Xaalada Bini’aadanimo ee dalka aan la hagaajin doonin Amaanka ka hor

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo ka hadlayay shirweynaha guud ee arrimaha xuquuqul insaanka ee ka socda magaalada Istanbul ayaa sheegay in dowlada Soomaaliya aysan hagaajin doonin xaalada xuquuqda bini’aadanka iyada oo aan la xaqiijin amaanka dalka.

Madaxweynaha ayaa qudbadiisa diirada ku saaray arrimaha nabada,xalinta colaadaha iyo arrimaha ganacsiga dalka.

 

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor