• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Sunday, June 15, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

Beesha Caalamka oo soo dhaweeyay Hannaanka doorashada Soomaaliya ee uu Madaxweynaha uu ansixiyay

Dalsan Editor by Dalsan Editor
May 23, 2016
in Warar
Reading Time: 8 mins read
A A
1
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Qaramada Midoobay, Midowga Afrika (AU), Urur-Goboleedka IGAD, Midowga Yurub (EU), Itoobiya, Talyaaniga, Sweden, Ingiriiska iyo Mareykanka ayaa si wada jir ah usoo wada dhaweeyay amar ka soo baxay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, kaasoo ku saabsanaa qaabka iyo geeddi-socodka doorashadda ee sanadkaan 2016 ka dhaceysa Soomaaliya.

Beesha caalamka ayaa maskaxda ku heysa Qaraarka kasoo baxay madaxweynaha, in uu fududeeyn karo isla markaana uu diyaarin karo farsamooyin iyo hirgelinta nidaamka doorashada iyadoo aan dib u dhac dheeraad ah lala kulmin.

Sidoo kale waxaa ay warsaxaafadeedka lagu sheegay in in la raacaa ballanqaadyada soo noqnoqday ee Dowladda Federaalka, Baarlamaanka Federaalka, Hoggaanka iyo  hay’adaha kale ee muhiimka ah, waa in aysan jirin mudo kordhin lana eegaa xadka muddada dastuuriga ah ee baarlamaanka iyo xukuumadu.

“Wada-hawlgalayaasha caalamiga ah ee Soomaaliya waxaa ay soo dhaweyn iyo taageero buuxda  ay u muujiyeen go’aanka uu Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo Dowladda Federaalka ay qaateen.,” ayuu yiri Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay (SRSG) u qaabilsan Soomaaliya, Michael Keating. Sidoo kale waxaa uu yiri ” Hanaanka ama Qidada ee la ayiday waa habka doorashada. Waxaa cad in Baarlamaanka Soomaaliya ay dhib weyn ay kala kulmi lahaayeen sharciyeenta nidaamka.” Ayaa lagu yiri warsaxaafadeedka.

“Madaxweynaha iyo Dowladiisa ayaa sharciyeeyay si loo ilaaliyo waqtiga, diyaarinta farsamo iyo hirgelinta nidaamka doorashada, taasoo hakad qatar ah ku jirtay. Caqabadaha hadda jira ayaa ah diyaarinta iyo fulinta doorashooyinka. Waxaan ugu baaqaynaa dhammaan dhinacyada Soomaaliyeed in ay ka shaqeeyaan dhismaha si loo dhameey “.  Ayaa sidoo kale lagu sheegay warsaxaafadeeka kasoo baxay beesha caalamka.

Waxaa kaloo ay sheegeen Beesha Caalamka in Wada tashi loo dhan yahay iyo ka qaybqaadashada ku saabsan hanaanka doorashooyinka soomaaliya, ay najiijadeeda ay noqotay mudo 10 bilood ku dhow kadib,  in ay si wada jir ah 28 bishii july ee sanadkii 2015 ay ugu dhawaaqeen dowladda soomaaliya iyo baarlamkaankeeda  in aysan soomaaliya sandkaan 2016 ka dhici Karin doorashada needu uu yahay One-Person One-Vote. Ama “ Nin iyo codkii “.

Waxaa jira arrimo badan oo farsamooyin iyo nidaamyo ah oo aan wali la xalin, oo ay ka mid yihiin  balanqaadyadda shirkii hogaaamiyaasha Qaran, kaasoo aan wali la xalin 30% . kuraasta labada aqal ee Baarlamaanka, haweenka iyo xalinta khilaafaadka doorashooyinka. Wada-hawlgalayaasha caalamiga ah ayaa carabka ku adkeeyay sida ay uga go’antahay in ay taageeraan geeddi-socodka doorashooyin  hufan oo loo dhan yahay.

” Amarkaan ayaa go’aamina in loo dhaqaaqo jihada saxan. Hormarka siyaasada ayaa muhiim u ah Malaayiin soomaali ah kuwaasoo doonaya xasilooni iyo isla xisaabtan weyn. Waxaa kaloo ay muhiim ay u tahay labaduba gobolka iyo ammaanka iyo nabada caalamiga ah,”.  ayuu carabka ku adkeeyay Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay (SRSG) u qaabilsan Soomaaliya, Michael Keating.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ansixiyay heshiiskii hannaanka doorashooyinka dalka ee uu muranka badan ka taagnaa.

Sidoo kale waxaa uu Madaxweynaha uu sheegay  in asyan raali ka noqonayn in dalka khalalaasa la geliyo, ayna ogolaan doonin in khilaaf la geliyo doorashada. Waxana uu sheegay in xeerka madaxweyne ee uu maanta soo saaray uu isla maantaba dhaqan gali doono, isagoo intaa raaciyay in xeerkaasi loo gudnbiyay baarlamaanka.

Madaxweynaha ayaa ugu baaqay hoggaamiyeyaasha Soomaalida in la ilaaliyo midnimo ummadda, waxa uuna sheegay in asyan doonayn in ay niyad jebiyaan beesha caalamka oo taageero la garab taagnayd dowladda Soomaaliya sidii ay doorashooyin dalka uga dhici lahaayeen.

In Madaxweynaha uu ansixiyo heshiiskii hannaanka doorashooyinka dalka ee uu muranka badan ka taagnaa. Ayaa waxaa ay ka dambeysan kadib markii Baarlamaanka uu sheegay Sabtigii in maalmo ay dib u dhiganayaan ansixinta Hanaanka.

Waxaa Qoray : Hassan Istiila

Previous Post

Diplomaasi Caalin ” waa in la dhaqangaliyaa go,aankii Madasha oo uu madaxweynaha beesha caalamka ka balan qaaday”

Next Post

Madaxweynaha oo sheegay in Xaalada Bini’aadanimo ee dalka aan la hagaajin doonin Amaanka ka hor

Dalsan Editor

Dalsan Editor

Related Posts

Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiga Sare oo Si Rasmi ah uga Bilaabmay Soomaaliya
Warar

June 14, 2025
Iran oo Sheegtay Inay Gacanta Ku Dhigtay Dukumeenti Nukliyeer ah oo Israel Leedahay

Weerar Gantaallo ah oo Iran Fulisay oo Sababay Dhaawaca Dad Badan gudaha Israa’iil

Dowladda Soomaaliya iyo AFRICOM oo duqeymo cirka ah ku beegsaday ISIS-Somalia
Warar

13 Xubnood oo Al-Shabaab Ka Tirsanaa oo Lagu Dilay Howlgal Ka Dhacay Gobolka Shabeellaha Dhexe

June 12, 2025
Garsoore Cabdulqawi Axmed Yuusuf oo Iska Casilaya Xubinnimada Maxkamadda Caddaaladda Adduunka (ICJ)

Wasiirka Caddaaladda Puntland oo Eedeyn Kulul U Jeediyay Dowladda Federaalka Soomaaliya

June 11, 2025
Next Post

Madaxweynaha oo sheegay in Xaalada Bini'aadanimo ee dalka aan la hagaajin doonin Amaanka ka hor

President Hassan Sheikh Officially Appoints Mahad Salad as New NISA Chief Amid Renewed Focus on National Security

by Gesey Liban
June 14, 2025
0

President of the Federal Republic of Somalia, H.E. Hassan Sheikh Mohamud, has formally transferred leadership of the National Intelligence and...

Foreign-Sponsored Disinformation Drive Targets Somali Government’s Participation in International Conference

Foreign-Sponsored Disinformation Drive Targets Somali Government’s Participation in International Conference

by Gesey Liban
June 14, 2025
0

A coordinated disinformation campaign aimed at undermining the Federal Government of Somalia has been exposed following a series of online...

Mahad Salaad Returns: Somalia’s Spy Chief Reclaims Post Amid High-Stakes Security Challenges

Mahad Salaad Returns: Somalia’s Spy Chief Reclaims Post Amid High-Stakes Security Challenges

by Gesey Liban
June 14, 2025
0

Mogadishu — The corridors of power in Mogadishu are shifting once again, as Mahad Maxamed Salaad is officially set to...

Iran Claims Possession of Israel’s Nuclear Secrets After Major Intelligence Operation

Iran Claims Possession of Israel’s Nuclear Secrets After Major Intelligence Operation

by Gesey Liban
June 14, 2025
0

Tehran — In a chilling revelation that could shift the delicate balance of power in the Middle East, Iranian state...

President Hassan Sheikh Officially Appoints Mahad Salad as New NISA Chief Amid Renewed Focus on National Security
English News

President Hassan Sheikh Officially Appoints Mahad Salad as New NISA Chief Amid Renewed Focus on National Security

June 14, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Foreign-Sponsored Disinformation Drive Targets Somali Government’s Participation in International Conference
English News

Foreign-Sponsored Disinformation Drive Targets Somali Government’s Participation in International Conference

June 14, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Mahad Salaad Returns: Somalia’s Spy Chief Reclaims Post Amid High-Stakes Security Challenges
English News

Mahad Salaad Returns: Somalia’s Spy Chief Reclaims Post Amid High-Stakes Security Challenges

June 14, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Iran Claims Possession of Israel’s Nuclear Secrets After Major Intelligence Operation
English News

Iran Claims Possession of Israel’s Nuclear Secrets After Major Intelligence Operation

June 14, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiga Sare oo Si Rasmi ah uga Bilaabmay Soomaaliya
Warar

Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiga Sare oo Si Rasmi ah uga Bilaabmay Soomaaliya

June 14, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Iran oo Sheegtay Inay Gacanta Ku Dhigtay Dukumeenti Nukliyeer ah oo Israel Leedahay
Warar

Iran oo Sheegtay Inay Gacanta Ku Dhigtay Dukumeenti Nukliyeer ah oo Israel Leedahay

June 14, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • President Hassan Sheikh Officially Appoints Mahad Salad as New NISA Chief Amid Renewed Focus on National Security
  • Foreign-Sponsored Disinformation Drive Targets Somali Government’s Participation in International Conference
  • Mahad Salaad Returns: Somalia’s Spy Chief Reclaims Post Amid High-Stakes Security Challenges
  • Iran Claims Possession of Israel’s Nuclear Secrets After Major Intelligence Operation

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00