Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo xalay ka qeybgalay kulan looga doodayay doorka dhalinyarada ee siyaasada dalka ayaa sheegay in dhalinyarada looga baahan yahay iney ka qeybgalan oo ay doorkooda ka qaatan siyaasada wadanka.
Kulankan oo su’aalo lagu weydiinayay madaxweynaha waxa soo qaban qaabisay madasha aqoonyahanka aragtida nool ee MAAN.
Madaxweyne Xasan Shiikh aya cawa marti ku ah madasha @MAANSomalia . waxa loga hadlaya dorka dhalinyarada ee Qaranka pic.twitter.com/chhPAF3Zvr
— Adan Salad (@Suheyfa) May 20, 2016