Madaxweynaha maamulka Puntlaand C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa ku wajahan deeganada gobalka Bari oo abaar baahsani ku dhufatay.
Waxa sidoo kale lagu wadaa in uu la kulmo qoysas farabadan oo iyagu ku nool deegaano ka tirsan gobalka Bari oo robab lixaad leh ay ka da,een.
Ilo ku dhodhow madaxweynaha aya shegay in socdalkaan uu qeyb ka yahay socdaalo ku ku tegi doono degaano Abaaro ay ku dhufteen iyo kuwa maalmihii lasoo dhafay ay ka da,een roobab dadka iyo duunyadu ay ku diirsadeen.