Donald Trump waxa uu xusay inuusan xitaa qaadanin Hal Dollar muddada uu hayo xilka Madaxtinimadda dalkaasi.
Donald Trump oo haysta Kayd Lacageed dhan 3.7 Billion oo Dollat ayaa diiday inuu qaato Mushaarka uu qaato Madaxweynaha dalkaasi oo dhan 400,000 oo Dollar bishiiba, waxaana u dheer gunooyin kale.
Dhinaca kale, Madaxweyneyaashii hore ee Maraykanka ee kala ah Hubert Hoover ee xilka qabtay sannadkii 1929-kii iyo John F. Kennedy oo isagana Madaxweyne noqday sannadkii 1961-kii waxay labadooda mushaarkooda ugu tabaruci jireen Hawlaha Samafalka.
©Radio Dalsan