Madaxweynaha  Jubbland oo Muqdisho Kasoo Dagay iyo Soodhaweyn loo sameeyay

Madaxweynaah Jubbaland Axmed Maxamed Islam Axmed Madoobe ayaaa soo dagay magaalada Muqdisho, waxaana soo dhaweeyay mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda federaalka Soomaliya.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Cumar maxamuud Maxamed Cumar Filish ayaaa ka mid ahaa Mas’uuliyiinta soo dhaweeyay Axmed madoobe.

Sidoo kale sarakiil Ciidan, Wasiiro ,  Xildhibaanno iyo qaybaha kala duwan eeBulshada ayaa soo dhaweeyay Axmed Madoobe iyo Wafdigiisa.

Sidoo akle hadda Mas’uuliyiinta ayaa islu diyaarinaya soodhaweynta Madaxweynaha Puntland Siciid cabdullaahi deni waxyar kadib ay diyaaradda sidda ay soo caga dhigan doonto.

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media