Madaxweynaha Galmudug oo la kulmay Safiirka Jabuuti ee Soomaaliya

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa maanta kulan la qaatay magaalada Muqdisho safiirka Dalka Jabuuti ee Soomaaliya Dr Aadan Xasan Aadan.

Madaxweynaha Galmudug iyo safiirka ayaa ka wada hadlay xaalada guud ee dalka iyo xiriirka dowladda aan walaalaha nahay ee Jabuuti iyo Galmudug.  sidoo kale waxa ay ka wada hadleen arimaha doorashooyinka iyo dadaallada loogu jiro dhameystirka arimaha doorashooyinka.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor