Maamulka Gobolka Shabeeladda Dhexe oo Ku Baaqay in Shirkadaha Aysan Xarumahooda Ku Keydin Shidaalka

Gudoomiyaha Dhinaca Maaliyadda ee Maamualka Gobolka Shabeeladda Dhexe Xasan Cabdullahi Xaaji ayaa ka codsaday Shirkadaha Waaweyn ineysan Xarumahooda ku keydin Shidaalka.

Waxa uu intaasi Raaciyay Gudoomiyaha in Shirkadaha looga baahan yahay iney ka soo qaataan Shidaalka Goobaha loogu talo galay.

Hadalkan ayaa imaanaya iyadda oo uu shalay Dab ka kacay Dhismaha Xarunta Shirkadda Hormuud balse markiiba waxa lagu guuleystay in la damiyo.War Ibraahim Cali Nuur

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor