War-saxaafadeed ka soo baxay Maamul-gobaleedka IGAD ayaa lagu sheegay inay ka xun yihiin falkii maanta lagu dilay Marxuum C/llaahi Carraale oo ka mid ahaa Odayaasha soo xulay Ergooyinka Doorashooyinka.
Nuqul ka mid ah War-saxaafadeedka oo la soo gaarsiiyey Radio Dalsan ayaa u qornaa sidatan:-