Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka ayaa waxaa lagu qabtay kulan looga hadlaayay Sharciga hanti dhowrka Qaranka iyo muhiimada uu sharcigaas leeyahay.
Kulanka ayaa waxaa ka qeyb galay Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo hanti dhowraha Qaranka Maxamed Maxamuud Cali Xasan Afgooye iyo xubno kale oo lagu Casuumay.
Hoos ka Daawo Muuqaalka kulanka.
Â