Jubaland oo soo bandhigtay Macluumaadki qofki isku qarxiyey maanta Kismaayo (Warbixin+Sawiro)

Mohamed Ahmed Sabriye oo ah madaxa xiriirka dadweynaha ee xafiiska madaxweyne Axmed Madoobe aya bartiisa Twitter-ka ku qoray in qofka is qarxiyey lagu magacaabi jiray C/Laahi Axmed Jilac oo ku magac dheraa (Baashaal)

Sabriye ayaa sidoo kale bartiisa ku soo bandhigay sawirka Baashaal oo u muuqda wiil dhalinyaro ah .

Qaraxi maanta oo aan geysan qasaare ayaa qofka is qarxiyey waxuu ku socday sida xogaha ay shegayaan deegaanka Masaajidka Xaaji Jaamac.

Kismaayo ayaa amaankeedu yahay mid her sareeyaa waxaaana badanaa aanan dhicin qaraxyo yo dilal qorsheysan.

 

 

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media