Xukuumada Adis Ababa ayaa sheegtay maanta oo Isniin ah ineysan ka warqabin dagaal Shalay dhexmaray ciidamada Itoobiya iyo kuwa Eritareya sida Wasiirka Warfaafinta Itoobiya.
#Ethiopia info minister said he wasn’t aware of fighting with #Eritrea. Eritrea say Ethiopia ‘unleashed’ attack on the Tsorona Central Front
— Mary Harper (@mary_harper) June 13, 2016
Warbaahinta qaar ayaa sheegeysa in ciidamada Itoobiya ay shalay rasaas ku furen ciidamada Eritareya kadibna uu bilawday dagaal socday waqti kooban.
Itoobiya iyo Eritareya ayaa dhowr jeer dagaalamay sanadihii 90 maadkii markas oo ay isku qabten dhul QM ay u sharciyaysay dalka Eritareya.