• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Saturday, May 24, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

Ilhan Omar oo ka Jawaabtay Baaqii Trump uu ku sheegay in Haweenka ka tirsan…

Bilan Media by Bilan Media
July 15, 2019
in Warar, Wararka Idaacadda, XULKA WARARKA
Reading Time: 4 mins read
A A
0
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Madaxweynaha Maraykanka waxa uu dagaal kale ku qaaday Xildhibaanadda Haweenka aan asal ahaan u dhalanin dalkaasi ee xubnaha ka ah Kongareeska dalkaasi, isagoo sheegay inay yihiin rabshad-sameeyayaal, waa sida uu hadalka u dhigay.

Qoraal uu soo dhigay bartiisa Twitter-ka ayuu ku sheegay in haweenka midabka leh ee ka tirsan Kongareeska loogu baahan yahay inay dib ugu laabtaan dalalkii ay ka kala yimaadeen.

Trump waxa uu is-illowsiiyey inay xaqiiq ahaan Haweenkaasi dhamaantooda yihiin Muwaadiniin Maraykan (American citizens), iyadoo mid ka mid ah ay ku dhalatay gudaha Maraykanka.

Xildhibaanadda Xisbiga Dimuqradaiga ee uu ku xad-gudbay Trump ayaa waxaa ka mid ah Ilhaan Cumar oo Soomaali ah, lagana soo doortay Gobalka Minnesota, Rashiida Talayb oo asal ahaan Falastiiniyad ah, lagana soo doortay Gobalka Michigan iyo Ayanna Soyini Pressley oo ah Maraykanka Madow lagana soo doortay Gobalka Massachusetts.

Ilhan Omar oo ah qofkii ugu horreeyey ee Soomaali ah iyo Haweeneydii ugu horreysay ee Muslimad ah  ee xubin ka noqota Kongareeska Maraykanka waxay ku dhalatay Somalia, balse, waxay inta badan xilligii carruurnimadeeda ku soo qaadatay Xero Qaxooti oo ku taalla Kenya, waxayna Maraykanka tagtay sannadkii 1997-dii, iyadoo  iyadoo 12-jir ah.

Ilhan Omar waxay si kulul u naqdisay hadalkii Trump ee ku takoorayo Haweenka ka tirsan Kongareeska ee asal ahaan aan u dhalanin Maraykanka.

“Md. Madaxweyne, Dalka aan ka imid iyo dalka aan u wada dhaaranay waa Maraykanka” ayey Ilhan Omar ku soo qortay Twitter-keeda.

Waxayna sii raacisay: “Waad caraysan tahay, waayo, ma ictiqaansanid Maraykan aan ka mid nahay, waxaad ku kalsoon tahay Maraykan aad ku baqdin gelisay waxaad xaday”.

Ilhan Omar waxay kaloo sheegtay inuu Madaxweyne Trump ka caraysan yahay  in dadka annagoo kale ee ka shaqeynaya gudaha Kongareeska  ee ka dagaalamaya Ajeendahiisa  nacaybka miiran.

Haddaynu ku laabano Twitterka qadafka leh ee uu Trump sida darandooriga u soo dhigay Bartiisa Twitterka waxaan shaki ku jirin isagoo niyadda ka haya Ilhan Omar uu muujiyey in aad loo danaynayo in la arko Haweenka ka tirsan Xisbiga Dimuqraadiga ee wax horumarinaya, kuwaasi oo asal ahaan ka yimid dalal ay Dowladahooda dhamaantoooda aad u xun, aad u musuq badan oo aan wax waxtar ah ku lahayn Caalaamka, haddii ay ka jiraan Dowladdo si fiican u shaqeynaya, waa sida uu hadalka u dhigay.

Dhinaca kale, Twitterka Trump waxa uu  abuuray mowjado dhaleecayn ka imaanaysa Xisbiga Dimuqraadiga, kuwaasi oo is-barbar taagay Haweenka Xildhibaanadda ee uu Trump u gefay.

Afhayeenka Aqalka Kongareeska, Nancy Pelosi waxay sheegtay inuu Trump doonayo inuu Maraykanka mar kale caddaan ka dhigo.

Qoraal ay Nancy Pelosi soo dhigtay Brateeda Twitter-ka waxay Hadalka Trump ku sheegtay mid Faquuq ama Isir-nacayb ka dhan ah Shisheeyaha, qeybna uu ka yahay qorshaha Hal-ku-dhigiisa ahaa” Mar kale, Maraykanka ka dhigo wax weyn”.

 

Previous Post

Wafdi ku wajahan Gobolka Bakool iyo Qabanqaabo socota

Next Post

Dhul-gariir ka dhacay duleedka Degmo ku taalla Waqooyiga Soomaaliya

Bilan Media

Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Related Posts

Ra’iisul Wasaareyaashii Hore oo ka shiraya xaaladda dalka, kulan ka dhacay Muqdisho
Warar

Ra’iisul Wasaareyaashii Hore oo ka shiraya xaaladda dalka, kulan ka dhacay Muqdisho

May 24, 2025
Ra’iisul Wasaare Xamsa iyo Safiirka Sacuudiga oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka Iskaashiga Labada Dal
Warar

Ra’iisul Wasaare Xamsa iyo Safiirka Sacuudiga oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka Iskaashiga Labada Dal

May 22, 2025
Maxay ka wadahadleen Guddiga joogtada ee Golaha Shacabka?
Warar

Maxay ka wadahadleen Guddiga joogtada ee Golaha Shacabka?

May 22, 2025
Mucaaradkii Ugu Badnaa oo Kusoo Wajahan Muqdisho iyo Kulamo Ka Dhan ah MW Xasan Sheekh oo Bilaabanaya
Warar

Mucaaradkii Ugu Badnaa oo Kusoo Wajahan Muqdisho iyo Kulamo Ka Dhan ah MW Xasan Sheekh oo Bilaabanaya

May 22, 2025
Kulan Doodwadaag Ah oo Looga Hadlayay Xaaladda Xorriyadda Saxaafadda oo Ka Dhacay Muqdisho
Warar

Kulan Doodwadaag Ah oo Looga Hadlayay Xaaladda Xorriyadda Saxaafadda oo Ka Dhacay Muqdisho

May 21, 2025
Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo Ballaarisay Adeegyada Baasaboorka ee Muqdisho
Warar

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo Ballaarisay Adeegyada Baasaboorka ee Muqdisho

May 20, 2025
Next Post

Dhul-gariir ka dhacay duleedka Degmo ku taalla Waqooyiga Soomaaliya

Ra’iisul Wasaareyaashii Hore oo ka shiraya xaaladda dalka, kulan ka dhacay Muqdisho

Ra’iisul Wasaareyaashii Hore oo ka shiraya xaaladda dalka, kulan ka dhacay Muqdisho

by Ilhaan
May 24, 2025
0

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa xalay kulammo gaar-gaar ah kula yeeshay...

Somalia’s Finance Minister Visits New Embassy in Algeria Amid Strengthening Bilateral Ties

Somalia’s Finance Minister Visits New Embassy in Algeria Amid Strengthening Bilateral Ties

by Liban
May 24, 2025
0

Algiers – The Federal Government of Somalia’s Minister of Finance, Biixi Iimaan Cige, paid an official visit this morning to...

Knife Attack in Hamburg Injures 12, Suspect in Custody

Knife Attack in Hamburg Injures 12, Suspect in Custody

by Liban
May 24, 2025
0

Hamburg, Germany – A knife attack rocked one of Hamburg's busiest train stations on Friday after a woman, armed with...

Puntland: Over 23,000 Secondary Students Begin National Exams Amid Push for Education Reforms

Puntland: Over 23,000 Secondary Students Begin National Exams Amid Push for Education Reforms

by Liban
May 24, 2025
0

GAROWE, PUNTLAND – More than 23,700 secondary school students in Somalia’s semi-autonomous Puntland region are sitting for their final national...

Ra’iisul Wasaareyaashii Hore oo ka shiraya xaaladda dalka, kulan ka dhacay Muqdisho
Warar

Ra’iisul Wasaareyaashii Hore oo ka shiraya xaaladda dalka, kulan ka dhacay Muqdisho

May 24, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somalia’s Finance Minister Visits New Embassy in Algeria Amid Strengthening Bilateral Ties
English News

Somalia’s Finance Minister Visits New Embassy in Algeria Amid Strengthening Bilateral Ties

May 24, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Knife Attack in Hamburg Injures 12, Suspect in Custody
English News

Knife Attack in Hamburg Injures 12, Suspect in Custody

May 24, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Puntland: Over 23,000 Secondary Students Begin National Exams Amid Push for Education Reforms
English News

Puntland: Over 23,000 Secondary Students Begin National Exams Amid Push for Education Reforms

May 24, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Hiran Elders Reinforce Hirshabelle Forces with Vital Aid in Moqokori
English News

Hiran Elders Reinforce Hirshabelle Forces with Vital Aid in Moqokori

May 24, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somalia’s Deputy Speaker Leads Parliamentary Delegation to Tanzania for East African Summit
English News

Somalia’s Deputy Speaker Leads Parliamentary Delegation to Tanzania for East African Summit

May 24, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Ra’iisul Wasaareyaashii Hore oo ka shiraya xaaladda dalka, kulan ka dhacay Muqdisho
  • Somalia’s Finance Minister Visits New Embassy in Algeria Amid Strengthening Bilateral Ties
  • Knife Attack in Hamburg Injures 12, Suspect in Custody
  • Puntland: Over 23,000 Secondary Students Begin National Exams Amid Push for Education Reforms

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00