• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Sunday, May 11, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

“Hoyga Maansada Soomaaliyeed” oo daahfuray Tartanka Gabayada & Keydka Maansooyinka Soomaaliyeed

Dalsan Editor by Dalsan Editor
August 25, 2021
in Warar
Reading Time: 3 mins read
A A
27
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

 

Waxaa maanta la daahfuray barnaamij lagu horumarinaayo dhaqanka & suugaanta oo la magac baxay “Hoyga Maansada Soomaaliyeed. Hoyga Maansada wuxuu isku keenayaa abwaanada iyo dadka gabayada xiiseeya si loo horumariyo maansada Soomaalida iyo in loo ololeeyo nabadda iyo xuquuqda aadanaha.

Hoyga Maansada (https://www.hoygamaansada.com) oo taageero ka heleya Hay’adda Qaramada Midoobay u Qaabilsan Horumarinta (UNDP), wuxuu keydiyaa gabayadii hore iyo kuwa cusub oo ay curiyeen abwaanada jiilka cusub, iyo sidoo kale waxaa lagu daabacayaa wararka, sheekooyinka, wareysiyada la xiriira suugaanta iyo macluumaad laga baran karo sida loo gabyo.

Laga billaabo sanadkan, Hoyga Maansada wuxuu qaban doonaa tartanka gabayada oo sanadle ah. Tartanka waxaa ku soo bixi doona abwaannada ugu wanaagsan sanadka.

Tartanka wuxuu noqonayaa seddex qeyb oo kala ah: Gabyaaga ugu wanaagsan Sanadka, Gabadha ugu Wanaagsan Gabdhaha gabya (oo ay taageereyso hay’adda UNDP) iyo Abwaanka Da’ada yar ee Sanadka. Tartanka wuxuu furmayaa 21-ka Sebteembar, waxaana looga soo qeybgalayaa webseedka Hoyga Maansada. Sanadkan waxaa Garsoorayaal ka noqonaya Abwaanno magac & maamuus ku leh bulshada Soomaalida, waxayna kala yihiin, Abwaan Axmed Faarax Cali (Idaajaa), Abwaan Cusmaan Cabdullaahi Guure, Abwaan Maxamuud Xaaji Maxamed (Tarash), Abwaan Caasha Maxamuud Yuusuf (Caasha-luul) iyo Abwaan Xaawa Jaamac Cabdi.

“Waxaan ku faraxsanahay in aan arko barnaamijka Hoyga Maansada Soomaaliyeed iyo in aan ka mid ahay Garsoorayaasha Tartanka Gabayada sanadlaha,” ayuu yiri Abwaan Idaajaa. “Maanasada Soomaalida waxay ka mid tahay waxyaabaha ugu waaweyn ee aan dunida ku soo kordhin karno marka qof walba waxaan ku dhiiragalinayaa in uu taageero Hoyga Maansada Soomaalida iyo in uu ka qeybgalo tartanka.”

Barnaamijka Hoyga Maansada wuxuu kaloo qaban doonaa munasabado gaar ah oo si mideysan bulshada Soomaalida ugu horumarineyso dhaqankeeda iyo in loogu ololeeyo nabadda iyo xuquuqda aadanaha. Sidoo kale waxaa la keydinayaa gabayo cusub, waxaana la qabanayaa xaflado iyo aqoon is-weydaarsi dhanka dhaqanka ah.

“Maansada Soomaalida waxay ka mid tahay kuwa ugu wanaagsan dunida. Waxay mudantahay in loo sameeyo hoy u qalma iyo madal lagu faano, laguna horumariyo,” ayuu yiri Aar Maanta, oo taageere-sare u ah Hoyga Maansada Soomaaliyeed “Waxaan ku dhiiragalinayaa qof walba oo jecel gabayada in uu soo booqdo Hoyga Maansada, kana qeyb qaato horumarinta dhaqanka & suugaanta.”

“Hay’adda UNDP waxay ku faraxsantahay in ay taageerto Hoyga Maansada Soomaliyeed oo hadda ku soo biiray saaxada horumarinta dhaqanka,” ayuu yiri Madaxa Haya’adda UNDP, Jocelyn Mason. “Gabaygu, Soomaalida oo dhan ayuu mideeyaa, luuqadda ay dadku wadaagaan iyo suugaanta waa shey muhiim ah oo nabadda looga shaqeyn karo.”

Previous Post

Xukun lagu riday Muwaadin Soomaali oo kumanaan Dollar ku dhacay Internet-ka 

Next Post

Maxkamad xukun ku riday Nin kufsi iyo afduub u geystay Gabar 6-sanno jir ah

Dalsan Editor

Dalsan Editor

Related Posts

Mas’uuliyiinta SoDMA iyo Gobolka Banaadir oo Ka Shiray Saameynta Roobabkii Xalay ka Da’ay Muqdisho
Warar

Mas’uuliyiinta SoDMA iyo Gobolka Banaadir oo Ka Shiray Saameynta Roobabkii Xalay ka Da’ay Muqdisho

May 10, 2025
Roobab Xooggan oo Sababay Baaqashada Kulankii Golaha Shacabka
Warar

Roobab Xooggan oo Sababay Baaqashada Kulankii Golaha Shacabka

May 10, 2025
BBC
Caalamka

1. Mascuud Azhar: Ninka Colaadda u Horseeday Hindiya iyo Pakistan

May 10, 2025
Roobkii Xalay Ka Da’ay Muqdisho oo Sababay Khasaaro Naf iyo Hanti ah
Warar

Roobkii Xalay Ka Da’ay Muqdisho oo Sababay Khasaaro Naf iyo Hanti ah

May 10, 2025
“Maraykanka oo Ka Soo Horjeestay Qodobadii Shirka Wadatashiga Qaran”
Warar

“Maraykanka oo Ka Soo Horjeestay Qodobadii Shirka Wadatashiga Qaran”

May 10, 2025
BUUG AF-SOOMAALI AH OO LOO QORAY DADKA MAQALKA NAAFADA KA AH.
Bilan Media

BUUG AF-SOOMAALI AH OO LOO QORAY DADKA MAQALKA NAAFADA KA AH.

May 10, 2025
Next Post

Maxkamad xukun ku riday Nin kufsi iyo afduub u geystay Gabar 6-sanno jir ah

Turkiye discovers 20 billion barrels of oil in Somalia

Turkiye discovers 20 billion barrels of oil in Somalia

by Dalsan Editor
May 10, 2025
0

Mogadishu, Somalia – In what could be one of the most significant oil discoveries in recent East African history, Turkiye...

Mas’uuliyiinta SoDMA iyo Gobolka Banaadir oo Ka Shiray Saameynta Roobabkii Xalay ka Da’ay Muqdisho

Mas’uuliyiinta SoDMA iyo Gobolka Banaadir oo Ka Shiray Saameynta Roobabkii Xalay ka Da’ay Muqdisho

by Ilhaan
May 10, 2025
0

Guddoomiye ku-xigeenka Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka (SoDMA), Dr. Axmed Cabdi Aadam, ayaa maanta kulan la qaatay Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo...

Roobab Xooggan oo Sababay Baaqashada Kulankii Golaha Shacabka

Roobab Xooggan oo Sababay Baaqashada Kulankii Golaha Shacabka

by Ilhaan
May 10, 2025
0

Kulankii caadiga ahaa ee Golaha Shacabka ee maanta ayaa baaqday, kaddib markii xildhibaannadu waayeen waddooyinkii ay ku tagi lahaayeen xarunta...

BBC

1. Mascuud Azhar: Ninka Colaadda u Horseeday Hindiya iyo Pakistan

by Ilhaan
May 10, 2025
0

Horaantii toddobaadkan, Hindiya ayaa weerar gantaallo ah ku qaaday sagaal goobood oo gudaha Pakistan ah, iyadoo jawaab uga dhigtay weerar...

Turkiye discovers 20 billion barrels of oil in Somalia
English News

Turkiye discovers 20 billion barrels of oil in Somalia

May 10, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Mas’uuliyiinta SoDMA iyo Gobolka Banaadir oo Ka Shiray Saameynta Roobabkii Xalay ka Da’ay Muqdisho
Warar

Mas'uuliyiinta SoDMA iyo Gobolka Banaadir oo Ka Shiray Saameynta Roobabkii Xalay ka Da’ay Muqdisho

May 10, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Roobab Xooggan oo Sababay Baaqashada Kulankii Golaha Shacabka
Warar

Roobab Xooggan oo Sababay Baaqashada Kulankii Golaha Shacabka

May 10, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
BBC
Caalamka

1. Mascuud Azhar: Ninka Colaadda u Horseeday Hindiya iyo Pakistan

May 10, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Roobkii Xalay Ka Da’ay Muqdisho oo Sababay Khasaaro Naf iyo Hanti ah
Warar

Roobkii Xalay Ka Da’ay Muqdisho oo Sababay Khasaaro Naf iyo Hanti ah

May 10, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
“Maraykanka oo Ka Soo Horjeestay Qodobadii Shirka Wadatashiga Qaran”
Warar

"Maraykanka oo Ka Soo Horjeestay Qodobadii Shirka Wadatashiga Qaran"

May 10, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Turkiye discovers 20 billion barrels of oil in Somalia
  • Mas’uuliyiinta SoDMA iyo Gobolka Banaadir oo Ka Shiray Saameynta Roobabkii Xalay ka Da’ay Muqdisho
  • Roobab Xooggan oo Sababay Baaqashada Kulankii Golaha Shacabka
  • 1. Mascuud Azhar: Ninka Colaadda u Horseeday Hindiya iyo Pakistan

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00