Heshiiska ay wada saxiixdeyn Imaaradka iyo Soomaaliland (Dhageyso)

Heshiiskan oo quseeya saldhiga milatari ay Imaaraadka ka dhisanayaan Ber-bara ayaa waxaa maamulka Soaomaaliland u saxiisay wasiirka arimaha dibada maamulkaas Sacad Cali Shire halka Imaaraadka carab uu u saxiixay heshiiskaas Maxamed Al-suweydi waxaana goobjoog ka ahaa goobta lagu gaaray heshiiska madaxweyne ku xugeynka Soomaaliland C/raxmaan Ismaaciil Seylici.

qodobada heshiiska waxaa war baahinta u aqriyay wasiirka arimaha dibada Soomaalialand Sacad Cali Shire

Halkan Ka Dhageyso Qodobada

 

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media