• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Thursday, June 12, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

Hay’adda Gargaara oo heshiis  Maaglgalin la saxiixxatay Raas Microfinance Institution

Dalsan Editor by Dalsan Editor
June 27, 2024
in Warar
Reading Time: 2 mins read
A A
Hay’adda Gargaara oo heshiis  Maaglgalin la saxiixxatay Raas Microfinance Institution
37
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Heshiiskan ay wada gareen labada dhinac waxa uu abuurayaa jawo shaqo abuur iyo kobconta Dhaqaalaha dalka, iyada oo barnaamijka uu yahay mid ay iska-kaashanaya Gargaara, Bankigga Aduunka iyo Bankigga Horumarinta Jarmalka KFW.

Hay’adda Gagaara ayaa sharuucda adag oo u dagan qaabeynta maalgalinta iyo daynta lacagaha marsiiso dhinacyada doonayo dhaqaalaha, iyada oo sharuucda adag oo ka marsiiyay ay kasoo gudabatay Raas Microfinance Institution, tasoo suuragalisay in heshiiskan la kala saxiixdo.

Mashruucan saddex geesoodka ah oo si wadajir ah u fulinayaan Dowladda Soomaaliya, Bank Aduunka iyo KFW waxaana loogu talagalay lagu taageero  dadka danta yare ee ganacsatada ee lacagta soo celin karo sida Beeraha Kaluunka,Tamarta iyo xoola-dhaqatada haweenka iyo dhallinayaradda.

Guddoomiyaha Hay’adda Gargaara Dr Suleymaaan Cabdi Ducaale waxa uu si waafi ah sharaxaad uga baxiyay ahmiyadda ay u taagan tahay Gargaara, shaqooyinka ay qabto ay ka mid tahay shaqo abuurka, kobacinta Dhaqaalaha iyo fursadaha maalgalinta muhiiimka ah wax soo saarka dalka.

Dr Sulaynman ayaa sheegay in Raas looga baahan yahay in ay si dhab ah buslahda ula shaqeyso, dhankooda ay ku faraxsan yahiin  dhameystirka heshiiska ay maanta saameynayaa, waana soo dhaweynaa wada shaqeyntiisa, sidan oo kale waxaan heshiisyo kula jirnaa Bankigyada dalkeenna iyo hay’adaha maalgalinta kuwaasoo aan ka wada shaqeyno Horumarinta Dhaqaalaha iyo bulshadeenna.

Maamulaha Guud ee Rasmi Maxamed Warsame Maxamed waxa uu tilmaamay in uu ku faraxsaahay in Gargaara heshiiskii mudada socday in maanta lasoo gunnaaday isla markaana dhankooda ay ilaalin doonan sharuucda iyo qaabeynta la marayo maalgalinta bulshada qeybaheeda kala duwan iyada oo lasiinayo ahmiyadd haweenka iyo dhalinyaradda.

Hay’adda Gargaara waxey shaqooyin ballaaran la wadaa hay’addaha dhaqaalaha Waddanka sida Banggiyada, xarumaha maalgainta, hay’addaha dowladda, Bangigga Aduunka  iyo Bankigga Horumarinta Jarmalka ee magaciisa loosoo gaabiyo KFW.

Previous Post

Kooxaha ku dagaalamaya Suudaan oo lagu Eedeeyay inay dad gaajo u dileen

Next Post

Dagaal beeleed khasaare badan dhaliyay oo ka socda Gobolka Mudug

Dalsan Editor

Dalsan Editor

Related Posts

Dowladda Soomaaliya iyo AFRICOM oo duqeymo cirka ah ku beegsaday ISIS-Somalia
Warar

13 Xubnood oo Al-Shabaab Ka Tirsanaa oo Lagu Dilay Howlgal Ka Dhacay Gobolka Shabeellaha Dhexe

June 12, 2025
Garsoore Cabdulqawi Axmed Yuusuf oo Iska Casilaya Xubinnimada Maxkamadda Caddaaladda Adduunka (ICJ)
Warar

Garsoore Cabdulqawi Axmed Yuusuf oo Iska Casilaya Xubinnimada Maxkamadda Caddaaladda Adduunka (ICJ)

June 12, 2025
Wasiirka Caddaaladda Puntland oo Eedeyn Kulul U Jeediyay Dowladda Federaalka Soomaaliya
Warar

Wasiirka Caddaaladda Puntland oo Eedeyn Kulul U Jeediyay Dowladda Federaalka Soomaaliya

June 11, 2025
Guddoomiyaha Mudug oo Beeniyay Wararka Ku Saabsan Afduub Dad Koofur Galbeed ah Loogu Geystay Gaalkacyo
Warar

Guddoomiyaha Mudug oo Beeniyay Wararka Ku Saabsan Afduub Dad Koofur Galbeed ah Loogu Geystay Gaalkacyo

June 11, 2025
Shil Gaari oo Khasaaro Geystay oo Ka Dhacay Muqdisho
Warar

Shil Gaari oo Khasaaro Geystay oo Ka Dhacay Muqdisho

June 11, 2025
Mareykanka oo Dhaliilay Cunaqabataynta Dalal Reer Galbeedku Saareen Wasiirro Israa’iili ah
Warar

Mareykanka oo Dhaliilay Cunaqabataynta Dalal Reer Galbeedku Saareen Wasiirro Israa’iili ah

June 11, 2025
Next Post
Dagaal beeleed khasaare badan dhaliyay oo ka socda Gobolka Mudug

Dagaal beeleed khasaare badan dhaliyay oo ka socda Gobolka Mudug

Waters of Wealth: President Hassan Sheikh Visits Oruc Reis as Somalia Completes Historic Oil Survey

Waters of Wealth: President Hassan Sheikh Visits Oruc Reis as Somalia Completes Historic Oil Survey

by Gesey Liban
June 12, 2025
0

The President of the Federal Republic of Somalia, His Excellency Hassan Sheikh Mohamud, today paid an official visit to the...

Somalia Deepens Strategic Ties with Rwanda and Sudan in High-Level Diplomatic Talks in China

Somalia Deepens Strategic Ties with Rwanda and Sudan in High-Level Diplomatic Talks in China

by Gesey Liban
June 12, 2025
0

Changsha, China—At the margins of the Forum on China-Africa Cooperation (FOCAC) ministerial meeting held in Changsha, Hunan Province, China, Somalia...

Somalia to International Partners: “We Are Not a Transitional State” — Federal Government Calls for Dissolution of C6+ Group

Somalia to International Partners: “We Are Not a Transitional State” — Federal Government Calls for Dissolution of C6+ Group

by Gesey Liban
June 12, 2025
0

Mogadishu, Somalia — In a bold diplomatic move, the Federal Government of Somalia has formally demanded the dismantling of the...

Dowladda Soomaaliya iyo AFRICOM oo duqeymo cirka ah ku beegsaday ISIS-Somalia

13 Xubnood oo Al-Shabaab Ka Tirsanaa oo Lagu Dilay Howlgal Ka Dhacay Gobolka Shabeellaha Dhexe

by Ilhaan
June 12, 2025
0

Wasaaradda Warfaafinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in howlgal qorsheysan oo ay si wadajir ah u fuliyeen...

Waters of Wealth: President Hassan Sheikh Visits Oruc Reis as Somalia Completes Historic Oil Survey
English News

Waters of Wealth: President Hassan Sheikh Visits Oruc Reis as Somalia Completes Historic Oil Survey

June 12, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somalia Deepens Strategic Ties with Rwanda and Sudan in High-Level Diplomatic Talks in China
English News

Somalia Deepens Strategic Ties with Rwanda and Sudan in High-Level Diplomatic Talks in China

June 12, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somalia to International Partners: “We Are Not a Transitional State” — Federal Government Calls for Dissolution of C6+ Group
English News

Somalia to International Partners: “We Are Not a Transitional State” — Federal Government Calls for Dissolution of C6+ Group

June 12, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Dowladda Soomaaliya iyo AFRICOM oo duqeymo cirka ah ku beegsaday ISIS-Somalia
Warar

13 Xubnood oo Al-Shabaab Ka Tirsanaa oo Lagu Dilay Howlgal Ka Dhacay Gobolka Shabeellaha Dhexe

June 12, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Garsoore Cabdulqawi Axmed Yuusuf oo Iska Casilaya Xubinnimada Maxkamadda Caddaaladda Adduunka (ICJ)
Warar

Garsoore Cabdulqawi Axmed Yuusuf oo Iska Casilaya Xubinnimada Maxkamadda Caddaaladda Adduunka (ICJ)

June 12, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somali Judge Abdulqawi Ahmed Yusuf to Step Down Early from International Court of Justice After Historic Tenure
English News

Somali Judge Abdulqawi Ahmed Yusuf to Step Down Early from International Court of Justice After Historic Tenure

June 12, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Waters of Wealth: President Hassan Sheikh Visits Oruc Reis as Somalia Completes Historic Oil Survey
  • Somalia Deepens Strategic Ties with Rwanda and Sudan in High-Level Diplomatic Talks in China
  • Somalia to International Partners: “We Are Not a Transitional State” — Federal Government Calls for Dissolution of C6+ Group
  • 13 Xubnood oo Al-Shabaab Ka Tirsanaa oo Lagu Dilay Howlgal Ka Dhacay Gobolka Shabeellaha Dhexe

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00