• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Tuesday, July 15, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

Hay’ad Ethiopian oo sheegtay inuusan Murashax aan ka soo jeedin Beelaha Hawiye xilligan qaban karin Madaxtinimadda Somalia.

Dalsan Editor by Dalsan Editor
January 18, 2017
in Warar, Xulasho
Reading Time: 4 mins read
A A
1
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Warbixin ay soo saartay Xarunta Wada-xaajoodka, Cilmi-baarista iyo Iskaashiga (The Centre for Dialogue, Research and Cooperation (CDRC) oo Xarunteeda Dhexe ku taallo Caasimadda dalka Ethiopia ayaa waxa si qoto dheer looga hadlay Saadaasha Siyaasadda Somalia iyo Murashaxa noqon kara Madaxweynaha Mustaqbalka ee Somalia.

Warbixinta Bilaha ee CDRC oo Cinwaan looga dhigay Waxyaabaha ku hareeraysan Xilliga Kala-guurka Somalia ayaa waxaa lagu muujiyey Juqraafiyadda Siyaasadda ee Somalia  iyo qaabka ugu suurto-galsan ee Awood-qeybsiga Somalia iyo Loolanka Beelaha ee Xilka Madaxtinimadda.

Warbixinta Xarunta Wada-xaajoodka, Cilmi-baarista iyo Iskaashiga (CDRC) ee Xarunteeda dhexe tahay magaalladda Addis Abeba waxaa si hoose loogu eegay Xifaltanka Beelaha waa weyn ee Somalia.

Beelaha Hawiye oo ay Warbixintu sheegtay inay ku nool yihiin Deegaano ku hareeraysan magaalladda Muqdisho rumeysan yihiin in haatan la joogo xilligii ay hayinka u qaban lahaayeen Talada dalka, iyagoo ka careysan Beelaha Daaroodka, gaar ahaan Beelaha Narayxaan iyo Dhul-bahante muddadii u uxilka hayey Rejiimkii Maxamed Siyaad Barre, waa sida lagu xusay Warbixinta.

Qoraalka Cilmi-baarista ee Xarunta CDRC oo ka kooban 15 bog waxaa lagu xusay marka asaaska looga dhigo Taariikhda iyo Xaqiiqadaha haatan jira inay Dhaqaaq Caqli-gal ah u oggolaanayso inay Beelaha Hawiye sii hayaan Xilka Madaxweynaha Somalia.

Aqoonsiga dareenka sii kordhayo ee Hoggaaminka Abgaal ee gudaha Somalia, waxay taasi fursad siinaysaa inuusan qof aan Hawiye ahayn u muuqan karo inuu xalin karo mashaakilada is-biirsanayo.

Warbixinta Xarunta CDRC waxaa kaloo lagu muujiyey  in loo baahan yahay in la fahmo dareenka ka jira Muqdisho ee tilmaamayo  in Siyaasiyiinta Soomaalida ee aan ka soo jeedin Beelaha Hawiye  yihiin marti, waa sida lagu qoray Warbixintaasi.

Waxa kaloo lagu soo qaatay inay u muuqato inay mararka qaarkood sii kordhayso haddii Hawiye laga qaado Madaxtinimadda, loona oggolaado Qabiil kale inu qabto Xilkaasi , gaar ahaan Qabiilka Majeerteen inay  taasi u oggolaan doonto in Kooxaha sida Alshabaab inay Muqdisho ka dhigaan Goob lagu ciyaaro, oo ay Hawlaha Dowladda ka dhigayso mid aan suurto-gal ahayn in Habeen lagu sii shaqeeyo.

Warbixinta waxay xustay in Xilligii uu C/llaahi Yuusuf hayey Madaxtinimadda Somalia inay Alshabaab kordhiyeen dagaalkii ay ka wadeen Muqdisho.

Warbixinta waxay ka digtay inay taasi dib-u-dhac weyn ku noqon karto Dowladda iyo Ammaanka iyo xaqiijinta guulaha Somalia ee 10-kii sanno ee la soo dhaafay.

Warbixinta Xarunta Wada-xaajoodka, Cilmi-baarista iyo Iskaashiga (CDRC) ee Xarunteeda dhexe  ku taallo magaalladda Addis Abeba waxaa kaloo lagu soo qaaday sida loogu baahan yahay Dalalka Gobalka inay  aad u fahmaan cawaaqib-xumidda ka dhalan karta Siyaasadooda iyo inay garwaaqsadaan saamynta arrintaasi ee Somalia iyo guud ahaan Mandiqaddan.

Xarunta CDRC waxay kaloo dalalka Gobalka u bidhaamisay inaysan ku hodmin halkii ay Danahooda Gaarka ka eegan lahaayeen Siayasadda Somalia.

Warbixinta ayaa lagu xusay inay jiraan kuwo mucaaradsan Madaxweynaha haatan, isla markaana rujmeysan inuu Ra’isul-wasaaruhu ku guuleysan doono Xilakasi.

Bale ma jirto wax ballan qaad ah oo uu Ra’isul-wasaaruhu bixinayo,  inkastoo uu galay Heshiis Hoosaas.

Sidoo kale, Warbixinta waxay qortay inay jiraan Isku-dayo muuqda ee kuwa ku sugan Gobalka  ay ka shaqeynayaan inay Heshiis Iskaashi la galaan qeybo dibedda ka jooga Mandiqada, si Madaxweynaha haatan looga hor joogsado inaan mar kale la dooranin.

Baraarug kale  ayaa jiray o ola doonayey Is-aham dhex mara Madaxweynaha iyo Ra’isul-wasaaraha, si ay ugu midoobaan Hadafka Guud iyo inay si wadajir ugu ololeeyaan  inay ku guuleystaan Doorashadda soo socota iyo inay sii wadaan Dhismaha Hay’adaha iyo Nabadda Somalia.

Balse, dadaalkaasi waxaa laalay Ra’isul-wasaraaha oo isaga sheegay inuu shaqsi ahaan u tartamayo, si uu ugu guuleysto Xilka Madaxtinimadda, waa sida lagu xusay Warbixinta Hay’adda fadhigeedu yahay dalka Ethiopia.

Xigsho: CDRC

©Radio Dalsan

 

Previous Post

[Dhageyso]:- Xildhibaanada baarlamaanka oo logu baqay in ay sameyaan gudi la socda dhaqaalaha dowladda.

Next Post

Dhageyso: Warka Duhur Ee Radio Dalsan

Dalsan Editor

Dalsan Editor

Related Posts

Dagaal Ka Qarxay Magaalada Dhahar oo Dhexmaray Ciidamada Puntland iyo Kuwa Deegaanka Beesha Maakhir
Warar

Dagaal Ka Qarxay Magaalada Dhahar oo Dhexmaray Ciidamada Puntland iyo Kuwa Deegaanka Beesha Maakhir

July 15, 2025
Isdiiwaangelinta Codbixiyeyaasha Gobolka Banaadir oo Hal Bil Loo Kordhiyay
Warar

Isdiiwaangelinta Codbixiyeyaasha Gobolka Banaadir oo Hal Bil Loo Kordhiyay

July 15, 2025
“Booliska oo Qabtay Koox Dilal ka Fulisay Muqdisho”
Warar

Booliiska Soomaaliya oo Soo Bandhigay Hub ay Ka Fashiliyeen Weerar Ay Maleeshiyaad Ku Qaadeen Guri Xukun Maxkamadeed Leh

July 15, 2025
DEG-DEG: Baarlamaanka Puntland oo Xilka Ka Qaaday Xildhibaan Cabdirashid Yuusuf Jibriil
Warar

DEG-DEG: Baarlamaanka Puntland oo Xilka Ka Qaaday Xildhibaan Cabdirashid Yuusuf Jibriil

July 15, 2025
Qarax Khasaare Geystay oo Ka Dhacay Magaalada Garissa ee Kenya
Caalamka

Qarax Khasaare Geystay oo Ka Dhacay Magaalada Garissa ee Kenya

July 15, 2025
Dowladda Soomaaliya iyo AFRICOM oo duqeymo cirka ah ku beegsaday ISIS-Somalia
Warar

Mareykanka oo duqeyn ka fuliyay Buuraleyda Bari, laguna dilay maleeshiyaad ka tirsan Daacish

July 15, 2025
Next Post

Dhageyso: Warka Duhur Ee Radio Dalsan

MOGADISHU MAKES HISTORY: Somalia Hosts 34th Eastern Africa Standby Force (EASF) Policy Organs Meeting for the First Time

MOGADISHU MAKES HISTORY: Somalia Hosts 34th Eastern Africa Standby Force (EASF) Policy Organs Meeting for the First Time

by Liban
July 15, 2025
0

Mogadishu  – In a landmark moment for the Horn of Africa, Somalia officially opened the 34th Policy Organs Meeting of the...

Dagaal Ka Qarxay Magaalada Dhahar oo Dhexmaray Ciidamada Puntland iyo Kuwa Deegaanka Beesha Maakhir

Dagaal Ka Qarxay Magaalada Dhahar oo Dhexmaray Ciidamada Puntland iyo Kuwa Deegaanka Beesha Maakhir

by Ilhaan
July 15, 2025
0

Wararka laga helayo magaalada Dhahar ee gobolka Sanaag ayaa sheegaya in halkaasi uu ka qarxay dagaal culus oo u dhexeeya...

Isdiiwaangelinta Codbixiyeyaasha Gobolka Banaadir oo Hal Bil Loo Kordhiyay

Isdiiwaangelinta Codbixiyeyaasha Gobolka Banaadir oo Hal Bil Loo Kordhiyay

by Ilhaan
July 15, 2025
0

Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa maanta shaaciyay in ololaha isdiiwaangelinta codbixiyeyaasha ee Gobolka Banaadir la kordhiyay...

“Booliska oo Qabtay Koox Dilal ka Fulisay Muqdisho”

Booliiska Soomaaliya oo Soo Bandhigay Hub ay Ka Fashiliyeen Weerar Ay Maleeshiyaad Ku Qaadeen Guri Xukun Maxkamadeed Leh

by Ilhaan
July 15, 2025
0

Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa maanta soo bandhigay hub iyo agab milatari oo ay sheegeen inay kala wareegeen maleeshiyaad hubeysan oo...

MOGADISHU MAKES HISTORY: Somalia Hosts 34th Eastern Africa Standby Force (EASF) Policy Organs Meeting for the First Time
English News

MOGADISHU MAKES HISTORY: Somalia Hosts 34th Eastern Africa Standby Force (EASF) Policy Organs Meeting for the First Time

July 15, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Dagaal Ka Qarxay Magaalada Dhahar oo Dhexmaray Ciidamada Puntland iyo Kuwa Deegaanka Beesha Maakhir
Warar

Dagaal Ka Qarxay Magaalada Dhahar oo Dhexmaray Ciidamada Puntland iyo Kuwa Deegaanka Beesha Maakhir

July 15, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Isdiiwaangelinta Codbixiyeyaasha Gobolka Banaadir oo Hal Bil Loo Kordhiyay
Warar

Isdiiwaangelinta Codbixiyeyaasha Gobolka Banaadir oo Hal Bil Loo Kordhiyay

July 15, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
“Booliska oo Qabtay Koox Dilal ka Fulisay Muqdisho”
Warar

Booliiska Soomaaliya oo Soo Bandhigay Hub ay Ka Fashiliyeen Weerar Ay Maleeshiyaad Ku Qaadeen Guri Xukun Maxkamadeed Leh

July 15, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Puntland Parliament Ousts MP Abdirashid Yusuf Jibril Amid Lasanod Political Tensions
English News

Puntland Parliament Ousts MP Abdirashid Yusuf Jibril Amid Lasanod Political Tensions

July 15, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
“Mogadishu Is Rising”: Mayor Muungaab Welcomes Arab League Envoy in Symbolic Visit
English News

“Mogadishu Is Rising”: Mayor Muungaab Welcomes Arab League Envoy in Symbolic Visit

July 15, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • MOGADISHU MAKES HISTORY: Somalia Hosts 34th Eastern Africa Standby Force (EASF) Policy Organs Meeting for the First Time
  • Dagaal Ka Qarxay Magaalada Dhahar oo Dhexmaray Ciidamada Puntland iyo Kuwa Deegaanka Beesha Maakhir
  • Isdiiwaangelinta Codbixiyeyaasha Gobolka Banaadir oo Hal Bil Loo Kordhiyay
  • Booliiska Soomaaliya oo Soo Bandhigay Hub ay Ka Fashiliyeen Weerar Ay Maleeshiyaad Ku Qaadeen Guri Xukun Maxkamadeed Leh

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00