Hanti dhowraha guud ee Qaranka ayaa iska fogeeyay eedeyn uga timid Madaxda maamul goboleedyadda oo shirkoodii magaalada Kismaayo ugu soo jeediyay.
Qoraal kasoo baxay xafiisak Hanti dhowraha guud ee Qaranka ayaa lagu sheegay inuu Hanti dhowrku ka madax bannaan yahay, Faragelin Siyaasadeed oo xafiisyada kale ee dowladda ugaa timaada.
HOOS KAÂ AKHRISO WAR-SAXAAFADEEDKA