Hanti-Dhowraha Guud Ee Qaranka Oo Xaqiijiyey in Xafiiskiisa la Jabsaday

Dr. Nuur Faarax Jimcaale Hanti-Dhowraha Guud Ee Qaranka ayaa Radio Dalsan u xaqiijiyey in la jabsaday xafiiskiisa waxuusa sheegay inuu faahfaahin ka bixin doono oo uu saxaafada la hadli doono.

Dr Nuur oo aan telefoonka kala xiriirnay ayaa sheegay in mashquul badan uu ku jiro balse mida uu xaqiijin karaa ay tahay inu xaqiijiyo jabsiga xafiiskiisa la jabsaday .

Halkan ka dhagayso

 

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media