Gudoomiyihii Maxkamada Magaalada Kismaayo oo sheegay in Mushaar la’aan uu isku casilay

Gudoomiyihii Maxkamada Magaalada kismaayo ee Gobolka Jubada Hoose Sheek Xasan Macalin Aadan ayaa dhawaan iska casilay xilka Gudoomiyaha Maxkamada Magaaladaasi,Waxaana uu sheegay in uu Xafiiska uga tagay arimo la xiriira Amniga iyo dhaqaalo xumi oo uu tilmaamay in ay ka jirto deegaanada Maamulka Jubaland.

Sheekh Xasan Macalin Aadan  ayaa lahadlay Radio Dalsan waxaana uu sheegay in isqab-qabsi soo kala dhexgalay isaga iyo Hogaanka Maamulka Jubaland ay sababtay in uu shaqada ka tago,taa oo salka ku heesa arimo dhaqaale.

Halkan ka dhageyso Gudoomiyihii Hore ee Maxkamada Kismaayo:

 

 

 

 

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media