Tobaneeyo qof oo cudurka Shubanka ugu geeriyooday Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo

In kabadan 300-oo qof oo uu soo ritay Cudurka Shubanka ayaa la dhigay Cisbitaalka Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo,ku dhawaad 20-ruux ayaa la xaqiijiyay in cudurkaa ay u geeriyoodeyn 48-saac ee lasoo dhaafay.

Saraakiisha Caafimaad ee Cisbitaalkaasi ayaa sheegay in iminka ay ku howanyihiin sidii loo baxnaani lahaa Bukaanadaasi .

Faarax Xiro Guhaad waxa uu kamid yahay gudiga Caafiamadka Degmada waxa uu sheegay in xaalada caafimaad ee dadka deegaanadaasi ay aad u liidato.

Halkan ka dhageyso Faarax Xira Guhaad:

 

 

 

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media