CabdiKarim Sheikh Maxamuud  Gudoomiyaha  Jaamacada Horseed ayaa goordhow lagu qarxiyay Nawaaxiga Bar. FATXI Taleex, dhaawac daran ayaa ka soo gaaray qaraxa loogu xiray gaarigiisa, wuxuuna qaraxaas ku waayay mid kamid ah lugihiisa.
Ciidamada dowladda ayaa goobta tagay waxeyna wadaan Baaris.
Jimcadii hore ayaa. Meel aan ka fogeyn halka qaraxan ka dhacay, waxaa qarax miino lagula eegtay Xildhivaan Abuukaate oo katirsan Golaha Shacabka