Guddoomiyihii Gobolka Shabeellaha hoose oo xilkii laga qaaday

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Koofur Galbeed Soomaaliya Cabdi Casiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa goordhaweyd xilkii ka qaaday Guddoomiyihii Gobolka Shabeellaha hoose Abdulqadir Maxamed Nuur Siidii.

Wareegto kasoo baxday xafiiska madaxweynaha ayaa xilka looga qaaday Siidii, sidoo kalena waxaa lagu magacaabay Guddoomihaha Cusub ee Gobolkaasi, waxaana loo maagcaabay Mohamed Abdirahim Nur.

Hoos ka akhriso Warqadda Xil ka qaadista iyo magacaabista

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor