Guddiga Xalinta Khilaafaadka oo soo bandhigay kuraas Cabashooyin laga soo gudbiyay

Guddiga Xalinta Khilaafaadka doorashooyinka ayaa soo bandhigay kuraas ka tirsan Golaha Shacabka Baarlamaanka 11aad, kuwaasi oo dacwado laga soo gudbiyay sidoo kalena wali khilaaf ka jiro hannaankii lagu doortay.

Guddiga Xallinta Doorashooyinka Dadban ayaa soo bandhigaya Cabashooyinka rasmiga ee ay go’aanka ka gaareen, Dacwadaha dib ay ula noqdeen Soo Dacwoodayaashu, cabashooyinka aan saxsanayn iyo 25 dacwo iyo wixii ku soo kordha kuwaasoo loo gudbinayo Gollaha Wadatashiga Qaranka marka ay soo idlaadan kuraasta Doorashooyinkoodu dhiman yihiin.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor