Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal waxa ayaa soo dhaweeyay Doorashada Lix kursi ee Golaha Shacabka oo Maanta lagu qabtay xarunta Dowlad Goboleedka Hirshabeelle ee Jowhar.
War Saxaafadeed kasoo baxay Guddiga doorashooyinka ayaa lagu sheegay in ay soodhaweynayaan doorashada kuraastii ugu horreysay ee Jowhar.
Hoos ka akhriso War-SAXAAFADEEDKA.