Guddiga Doorashada heer Dowlad goboleed Jubaland ayaa shaaciyay Saddax kursi Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka ah, kuwaasi oo dhawaan la guda gali doono doorashadooda.
Guddiga doorashada ayaa sheegay in ay dhawaan qaban doonan Seddex kursi oo ka tirsan Golaha Shacabka, kuwaasi oo kala ah: HOP126 , HOP118Â iyo HOP127.