Guddiga doorashada  Galmudug oo Guddoon Cusub doortay

Guddiga doorashada  Mamulka Goboleedka Galmudug ayaa   doortay Guddoomiye Cusub, waxaana sidoo kale ay doorteen Guddoomiye ku xigeen.

Maxamed Daahir Guuled ayay kulankoodii ugu horeeyey cod aqlabiyad ah Guddoomiye ugu doorteen Guddigu, waxaana  Guddiga Hirgelinta Doorashadda dawlad goboleedka Galmudug ay ka kooban yihiin  11 xubnood.

Sidoo kale Guddiga ayaa Guddoomiye ku xigen u doortay Cabdirahman Ismaaciil Shire, waxaana mas’uuliyiinta la dooray ay sheegeen in si bulshada si cadaalad ah ugu adeegi doono.

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media