Galmudug oo ku baaqday in gargaar lala soo gaaro dadka ka barakacay Gaalkacyo.

Dowlad-gobaleedka Galmudug ayaa soo saartay War Saxaafadeed ay Beesha Caalamka iyo Dowladda Somalia kaga dalbanayso in Taageero loo fidiyo dadka ka barakacay dagaalladda weli ka socda Gaalkacyo.

Halkan ka akhriso War-saxaafadeedka:

warsaxaafadeed-arinta-bani-aadanimo-ka-so-krortay-agalada-gaalkacyo

 

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor