• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Thursday, May 22, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

(FAALLO): Hoggaamiye Dhaqameedyo ka digay in la musuqmaasuqo Qoondada Haweenka ku leeyihiin Labada Aqal ee Barlamaanka soo socda.

Dalsan Editor by Dalsan Editor
November 14, 2016
in Warar
Reading Time: 4 mins read
A A
1
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Guux dhiilo xambaarsn ayaa waxaa hareeyey Nidaamka ay ku dhaceen Doorashadda xubnaha ka mid noqonayo Aqalka Sare iyo Aqalka Hoose ee Barlamaanka Federalka ee soo socda.

Ku-shubasho, Musuq iyo La-macaamiltanka Ergooyinka Doorashadda ayaana la sheegaa inay yihiin qaladadka saamaynta xooggan ku yeeshay Doorashooyinkii ka kala socday Caasimadaha Maamul-gobaleedydda hoos yimaada Dowladda Federalka ee Somalia.

Qaladaadka laga dhex arkay Cod-bixinta lagu dooranayey Xildhibaanadda Labada Aqal ee Barlamaanka soo socda ayaa noqday kuwo ay ka hadleen Guddiga Doorashadda Dadban ee Federalka iyo Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka.

Xeeldheerayaasha ayaa rumeysan in Guddoonka Guddiga Doorashadda Dadban ee Federalka si fiican u gudanayaan Waajibaadka Qaranka iyo in loo gogol-xaaro sii ay Doorashooyinka u noqdaan kuwo ku dhaca Xaq iyo Hufnaan.

Hoggamiyayaasha Dhaqanka Soomaaliyeed oo iyagu ah Farsama-yaqaanadda Bulshadda waxaa lagu xusuustaa sida ay ugu halgameen xalinta Khilaafaadka Bulsho iyo kuwa Siyaasadeed,.

Odayaasha Dhaqanka waxay kaloo qeyb muhiim ah ku lahaayeen Arrimaha dib-u-heshiisiinta iyo Shirarka looga tashanayey Dib-u-dhiska Dowladnimo ee Somalia.

135 Oday Dhaqameed ayaana noqday Halyeeyo lafdhabar u ah Awood-qeybsiga Siyaasadeed ee ay Beelaha Soomaaliyeed ku wadaagaan Xilalka Hoggaanka Sare ee Dowladda iyo Hay’addaha kale ee ku sidkan.

Hoggaamiye-dhaqameedyadaasi waxay asaas u dhigeen sidii loo taaba gelin lahaa Nidaamka Doorashadda ee sannadka 2016-ka, taasi oo  lagu soo dooranyo Xildhibaanadda Labada Aqal ee Barlamaanka soo socda.

Waana hawl dhiiro-gelin mudan, balse qaar ka mid ah Odayaasha  ayaa muujinaya in doc-docayn iyo faragelin lagu hayo Hawlihii loo idmaday.

Odayaasha waxay saluug xad-dhaaf ah ka muujiyeen sida loogu xad-gudbayo Qoondda Haweenka ku leeyihiin Labada Aqal ee Barlamaanka soo socda.

Qeylo-dhanta Odayasha mid la mid ah waxaa muujiyey Guddiga   Guddiga madaxa banaan ee xalinta khilaafaadka Doorashada dadban.      , kuwaasi oo ka digay inay Beelaha sed-bursi ku sameeyaan Qoondada 30%  ee u gaarka ah Haweenka.

Guddiga madaxa banaan ee xalinta khilaafaadka Doorashada dadban. waxa uu ku adkeynayaa Guddiga Federalka ee Doorashadda Dadban iyo Guddiga Dawlad-gobaleedyadda ee Hirgelinta Doorashadda Dadban in ay hirgeliyaan go’aankii ay soo saareen Madasha Hoggaanka Qaran ee ku xusnaa warmurityeedkii ku taariikheysnaa 14ka September ee la xiriiray qoondada haweenka “ Qabiilkii leh saddex kursi in uu u asteeyo hal kursi oo ay ku tartamaan Musharrixiin Dumar ah oo kaliya”.

Waxaa ina soo gaaraya xog sheegeysa in Doorashada ka bilaabatay xarumaha qaarkood aan laga tixgelin kuraasta qoondada haweenka. Sidaa awgeed Guddiga Madaxa Banaan ee Xallinta Khilaafaadka Doorashada Dadban waxa uu xasuusinayaa in Masuuliyadda hubinta qoondada haweenka uu leeyahay Guddiga Heer Federaal.

Ha yeeshee, Guddiga madaxa banaan ee xalinta khilaafaadka Doorashada dadban.waxa uu dib u eegis ku sameynayaa hirgelinta qoondada haweenka, haddii ay cadaato in qabiilada leh saddex kursi, oo saddexdoodiiba rag ku soo baxeen in natiijooyinka soo baxay ee kuraasta loo codeeyay ku imaan karaan isbadal kadib baaritaanada iyo go’aan gaarista Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashooyinka Dadban oo leh Awooda iyo go’aanka kama danbeysta ah.

Si kastaba ha ahaatee, Qoondada Haweenka ku leeyihiin Labada Aqal ee Barlamaanka ayaa habboon in laga dhabeeyo, mana aha in Qoondada Haweenka laga dhigo midba mugdi la geliyo, iyo inay xaalladana u muuqato  sidii  “La-jiifiyaa bannaan, La-toosiyaana bannaan” oo kale.

©Radio Dalsan

Previous Post

Security Council Extends Arms Embargo on Somalia

Next Post

(Dhageyso):- Warka Duhur Ee Radio Dalsan 01:00pm (14-11-2016).

Dalsan Editor

Dalsan Editor

Related Posts

Kulan Doodwadaag Ah oo Looga Hadlayay Xaaladda Xorriyadda Saxaafadda oo Ka Dhacay Muqdisho
Warar

Kulan Doodwadaag Ah oo Looga Hadlayay Xaaladda Xorriyadda Saxaafadda oo Ka Dhacay Muqdisho

May 21, 2025
Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo Ballaarisay Adeegyada Baasaboorka ee Muqdisho
Warar

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo Ballaarisay Adeegyada Baasaboorka ee Muqdisho

May 20, 2025
Dagaal Culus oo Ka Socda Howdka Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe
Warar

Dagaal Culus oo Ka Socda Howdka Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe

May 20, 2025
ROOBABKII XOOGANAA EE MUQDISHO DA’AY IYO SAMEYNTA UU KU YEESHAYWADDOOYINKA
Bilan Media

ROOBABKII XOOGANAA EE MUQDISHO DA’AY IYO SAMEYNTA UU KU YEESHAYWADDOOYINKA

May 20, 2025
Duqeymo Culus iyo Dagaallo Ka Socda Aadan Yabaal iyo Deegaannada Ku Xeeran
Warar

Duqeymo Culus iyo Dagaallo Ka Socda Aadan Yabaal iyo Deegaannada Ku Xeeran

May 19, 2025
DHAGAX-DHIGGA WADDADA NASIIB BUUNDO OO KA DHACAY MUQDISHO
Warar

DHAGAX-DHIGGA WADDADA NASIIB BUUNDO OO KA DHACAY MUQDISHO

May 18, 2025
Next Post

(Dhageyso):- Warka Duhur Ee Radio Dalsan 01:00pm (14-11-2016).

Somalia and Turkey Strengthen Media Cooperation with High-Level Delegation Visit to Ankara

Somalia and Turkey Strengthen Media Cooperation with High-Level Delegation Visit to Ankara

by Liban
May 22, 2025
0

ANKARA – Somalia and Turkey have officially launched a new media cooperation initiative as a high-level delegation from the Federal...

Al-Shabaab Hit Hard: Somali Forces Unearth Massive Arms Stash

Al-Shabaab Hit Hard: Somali Forces Unearth Massive Arms Stash

by Liban
May 22, 2025
0

Kismayo, Jubbaland – Somali special forces, in a joint operation with Jubbaland regional troops, have seized a significant cache of...

Somalia’s Political Heavyweights Descend on Mogadishu as Opposition Mobilizes Against President Hassan Sheikh

Somalia’s Political Heavyweights Descend on Mogadishu as Opposition Mobilizes Against President Hassan Sheikh

by Liban
May 22, 2025
0

Mogadishu is set to become the epicenter of a major political showdown as a wave of heavyweight opposition figures—most of...

NISA Chief Meets Hiiraan Elders to Boost Anti-Al-Shabaab Offensive

NISA Chief Meets Hiiraan Elders to Boost Anti-Al-Shabaab Offensive

by Liban
May 22, 2025
0

Moqokori, Hiiraan – In a critical move to intensify the ongoing military campaign against Al-Shabaab militants, the Director of the...

Somalia and Turkey Strengthen Media Cooperation with High-Level Delegation Visit to Ankara
English News

Somalia and Turkey Strengthen Media Cooperation with High-Level Delegation Visit to Ankara

May 22, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Al-Shabaab Hit Hard: Somali Forces Unearth Massive Arms Stash
English News

Al-Shabaab Hit Hard: Somali Forces Unearth Massive Arms Stash

May 22, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somalia’s Political Heavyweights Descend on Mogadishu as Opposition Mobilizes Against President Hassan Sheikh
English News

Somalia’s Political Heavyweights Descend on Mogadishu as Opposition Mobilizes Against President Hassan Sheikh

May 22, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
NISA Chief Meets Hiiraan Elders to Boost Anti-Al-Shabaab Offensive
English News

NISA Chief Meets Hiiraan Elders to Boost Anti-Al-Shabaab Offensive

May 22, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Israeli Embassy Staff Shot Dead in Washington: Trump Condemns “Hate-Fueled Attack”
English News

Israeli Embassy Staff Shot Dead in Washington: Trump Condemns “Hate-Fueled Attack”

May 22, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Iran’s Parliament Defies U.S., Reasserts Nuclear Enrichment Rights
English News

Iran’s Parliament Defies U.S., Reasserts Nuclear Enrichment Rights

May 22, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Somalia and Turkey Strengthen Media Cooperation with High-Level Delegation Visit to Ankara
  • Al-Shabaab Hit Hard: Somali Forces Unearth Massive Arms Stash
  • Somalia’s Political Heavyweights Descend on Mogadishu as Opposition Mobilizes Against President Hassan Sheikh
  • NISA Chief Meets Hiiraan Elders to Boost Anti-Al-Shabaab Offensive

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00