• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Tuesday, May 20, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

FAALLO:- Hadal-haynta Qabsoomidda Doorashadda Somalia iyo Hufnaantooda.

Dalsan Editor by Dalsan Editor
November 12, 2016
in Warar
Reading Time: 3 mins read
A A
1
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Tan iyo markii Dowladda Federalka ee haatan la doortay sannadkii 2012-kii, waxaa Ajendayaasha ugu muhiimsan ee hor yaallay ahaa in loo gogol-xaaro Doorashadda Somalia ee sannadka 2016-ka, laakiinse, taabagelinta arrintaasi ayaa mabda’ ahaan lagu fashilmay.

Sababaha ugu waa weyn ee dayacaasi keenay ayaana loo aanaynayaa iyadoo Labada Gole ee Dowladda Federalka ku mashquuleen Khilaaf dhexdooda, Dayacaad Mas’uuliyad iyo Caga-jiid Siyaasadeed, taasi oo ugu dambeyntii horseeday in ay Dowladda Federalka cuddur-daar u sameeyaan Hawshii Doorashadda ee loo idmaday.

Inkastoo uu Xilli-hawleedka Dowladda Federalka ku ekaa bishii August ee sannadkan, haddana waxaa loogu daray Xilli-kordhin KMG ah, si loo qabanqaabiyo Doorasho nooca Dadban.

Beesha Caalamka ayaana dadaal u galay sidii Somalia looga samata-bixin lahaa Xilliga Kala-guurka Siyaasadda, waxayna Hoggaamiyayaasha  Muxaafidka iyo kuwa Mucaaradka u qabteen Kulamo loogu gogol-xaarayo Qabsoomida Doorasho Dadban oo asaas looga dhigayo Nidaamka 4.5 ee Awood-qeybsia ay Soomaalida sannooyinkii ugu dambeeyey ku qeybsan jireen Awoodda Hay’addaha Qaranka.

Himilo Dorasho ayaana loo wada dhaqaaqay, iyadoo Musharax kasta dadaal  ugu jiro sidii uu Mansab uga heli lahaa Xilalka Qaranka, siiba kuwooda ugu dufanta badan.

Doorashadda Aqalka Sare iyo Aqalka Hoose ee Barlamaanka Federalka ayaana tijaabo siyaasadeed u noqotay Muuqaalka Dowladda cusub ee la soo dooran doono, waxaana soo baxay Guux-siyaasadeed iyo Tebasho Shaqsiyadeed ama Beeleed.

Gurxanka ugu adag ayaa muujinaya inuu Musuq iyo xodxodasho ba’an hareeyey Doorashooyinkii ka dhacay Maamul-gobaleedyadda, ee lagu soo doortay inta badan xubnaha Maamul-gobaleedyadda uga mid noqonayo  Xildhibaanadda Aqalka Sare iyo Aqalka Hoose ee Barlamaanka Federalka.

Dadka ka faallooda Siyaasadda ayaa rumeysan inuu jiro gorgortan iyo Is-faham dhex mara Mukhalasiinta qarsoon ee Musharaxiinta iyo Cod-bixiyayaasha, isla markaana ay adag tahay sidii loo xakamayn lahaa Musuqa, maadaama aynu ku nool nahay Waddan uu la degay Musuq iyo Dagaalo.

Si kastaba ha ahaatee,  waxaan la saadaalan Karin sida ay Doorashadda Madaxweynaha cusub ee Somalia u noqon karto Doorasho ka nadiif ah Musuqa, Xodxodashadda iyo Ballanqaadyadda kale, waxaana naadir ah  in daruufaha Somalia xilligan ka jira inay ka dhacaan Doorashooyin 100% Hufan.

©Radio Dalsan

 

Previous Post

Muwaadiniin Somali oo dil iyo dhaawac loogu geystay dalka Maraykanka.

Next Post

(Dhageyso):-Warka Duhur Ee Radio Dalsan 01:00pm (12-11-2016).

Dalsan Editor

Dalsan Editor

Related Posts

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo Ballaarisay Adeegyada Baasaboorka ee Muqdisho
Warar

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo Ballaarisay Adeegyada Baasaboorka ee Muqdisho

May 20, 2025
Dagaal Culus oo Ka Socda Howdka Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe
Warar

Dagaal Culus oo Ka Socda Howdka Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe

May 20, 2025
ROOBABKII XOOGANAA EE MUQDISHO DA’AY IYO SAMEYNTA UU KU YEESHAYWADDOOYINKA
Bilan Media

ROOBABKII XOOGANAA EE MUQDISHO DA’AY IYO SAMEYNTA UU KU YEESHAYWADDOOYINKA

May 20, 2025
Duqeymo Culus iyo Dagaallo Ka Socda Aadan Yabaal iyo Deegaannada Ku Xeeran
Warar

Duqeymo Culus iyo Dagaallo Ka Socda Aadan Yabaal iyo Deegaannada Ku Xeeran

May 19, 2025
DHAGAX-DHIGGA WADDADA NASIIB BUUNDO OO KA DHACAY MUQDISHO
Warar

DHAGAX-DHIGGA WADDADA NASIIB BUUNDO OO KA DHACAY MUQDISHO

May 18, 2025
Dagaal lagu dilay Taliyihii ciidamada Macaawisleyda Gobolka Hiiraan
Warar

Dagaal lagu dilay Taliyihii ciidamada Macaawisleyda Gobolka Hiiraan

May 18, 2025
Next Post

(Dhageyso):-Warka Duhur Ee Radio Dalsan 01:00pm (12-11-2016).

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo Ballaarisay Adeegyada Baasaboorka ee Muqdisho

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo Ballaarisay Adeegyada Baasaboorka ee Muqdisho

by Ilhaan
May 20, 2025
0

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda (HSJ) ayaa maanta xarunta saddexaad ee baasaboor bixinta ka furtay Degmada Dayniile ee Gobolka Banaadir. Munaasabadda...

Dagaal Culus oo Ka Socda Howdka Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe

Dagaal Culus oo Ka Socda Howdka Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe

by Ilhaan
May 20, 2025
0

Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo kuwa deegaanka ee ka howlgala gobolka Hiiraan ayaa maanta weerar ballaaran ku qaaday fariisimo ay...

ROOBABKII XOOGANAA EE MUQDISHO DA’AY IYO SAMEYNTA UU KU YEESHAYWADDOOYINKA

ROOBABKII XOOGANAA EE MUQDISHO DA’AY IYO SAMEYNTA UU KU YEESHAYWADDOOYINKA

by Ilhaan
May 20, 2025
0

Magaaladda Muqdisho waxa ku da’ay roobab xooggan oo sameyn ballaaran ku yeeshay isku socodka dadka iyo gaadiidka. Roobkan oo da’ay...

SSCKhaatumo Participates in ID4Africa Summit in Addis Ababa, Showcases Commitment to Civil Registration

SSCKhaatumo Participates in ID4Africa Summit in Addis Ababa, Showcases Commitment to Civil Registration

by Liban
May 20, 2025
0

ADDIS ABABA – The Federal Member State of SSCKhaatumo took part in the ID4Africa 2025 Annual General Meeting (AGM), a...

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo Ballaarisay Adeegyada Baasaboorka ee Muqdisho
Warar

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo Ballaarisay Adeegyada Baasaboorka ee Muqdisho

May 20, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Dagaal Culus oo Ka Socda Howdka Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe
Warar

Dagaal Culus oo Ka Socda Howdka Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe

May 20, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
ROOBABKII XOOGANAA EE MUQDISHO DA’AY IYO SAMEYNTA UU KU YEESHAYWADDOOYINKA
Bilan Media

ROOBABKII XOOGANAA EE MUQDISHO DA’AY IYO SAMEYNTA UU KU YEESHAYWADDOOYINKA

May 20, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
SSCKhaatumo Participates in ID4Africa Summit in Addis Ababa, Showcases Commitment to Civil Registration
English News

SSCKhaatumo Participates in ID4Africa Summit in Addis Ababa, Showcases Commitment to Civil Registration

May 20, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Waa kuma Safiirka Cusub ee UK u Fadhiya Soomaaliya?
English News

Waa kuma Safiirka Cusub ee UK u Fadhiya Soomaaliya?

May 20, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Charles King Lands in Mogadishu as New UK Ambassador
English News

Charles King Lands in Mogadishu as New UK Ambassador

May 20, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo Ballaarisay Adeegyada Baasaboorka ee Muqdisho
  • Dagaal Culus oo Ka Socda Howdka Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe
  • ROOBABKII XOOGANAA EE MUQDISHO DA’AY IYO SAMEYNTA UU KU YEESHAYWADDOOYINKA
  • SSCKhaatumo Participates in ID4Africa Summit in Addis Ababa, Showcases Commitment to Civil Registration

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00