Ugu yaraan 10 Ruux oo ay ku jiraan Ciidamadda Dowladda iyo Kooxihii Weerarka soo qaaday ayaa la xaqiijiyay iney dhinteen,halka dhaawacana uu intaasi ka badan yahay.
Dadka dhaawacmay waxa ku jira Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Waxbarashadda Soomaaliya Ismaaciil Macalim oo ku sugnaa Xarunta Wasaarada.
Warar aan weli la xaqiijin ayaa sheegaya in Ciidamadda Dowladda ay la wareegeen Amniga Dhismaha Wasaaradda.